xog Batroolka iyo macdanta Soomaaliya iyo shirka Garowe kasocda

Filed under: Important News,Wararka |

Batroolka iyo macdanta Soomaaliya
29 Abrii 2015 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 20:48 SGA 17:48 GMT
Shalay magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo ay ka qaybgaleen shirkado caalami ah iyo dhinacyo danaynaya shidaalka iyo khayraadka dalka Soomaaliya.
Dowladda Federaalka waxaa u matalayay wasiirka Batroolka iyo Khayraadka macdanta, Mohamed Mukhtar Ibrahim.
Cabdiraxmaan Bidhaan ayaa telefoonka kula xiriiray wasiirka oo maanta gaaray magaalada Garowe.
Waxaa uu waydiiyay in uu shirkan noo faahfaahiy

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso