Xoghaya Xisbiga Wadani: Xisbiga Kulmiye Baabuur Tigniko Ayaa lagu Galbiyaa Markay Bookhanayaan Gobalada Bariga (Daawo)

Filed under: Wararka |

Xisbiga wadani ayaa ku eedayay xisbiga Kulmiye in baabuur tigniko ah lagu galbiyo marka ay Gobalada bariga codka ka raadsanayaan, balse aynan xisbiga wadani awoodin, taasina aynan xaq ahayn saxna ahayn xisbi iyo baabuur tigniko ah.
Soomaalida ayaa doonaya in ay siduu xukuumaddii siyaad barre u dhaqmaan, afkana ka sheegaan dimoqraadiyad, afkaar xisbi.