Xubnaha Golaha 1960 Oo Abaal-marintii 2017 Siiyay Shacabka Iyo Xukuumadda Puntland Kadib Sidii Ay Usoo Dhaweeyeen Shacabkii Ay Saamaysay Abaartii Sima, Taakuladii Qaraxii Zoope

Filed under: Golaha 1960,Important News,Wararka |

Hambalyo/ dadweynaha somaliyeed ee ku midoobey golaha1960 oo u aqoonsaday yihiin shacabka iyo maamulka puntland iney yihiin kuwo gutay waajibaad somalinimo sanadkii 2017kii.