Xigmad Ka Hadlaysa Runta

Filed under: Important News,Wararka |

Honesty / integrity is the most expensive gift, don’t expect this from everyone around you.

Are you an honest person? Developing these qualities will help you to become an honest person. These qualities can be learned and practised to make us an honest person.

Being truthful to others.

Being truthful to yourself.
aying & doing right things regardless who is around.

Being someone others can trust.

Don’t let your ego drive your life.
Always leading by example. Always do what you say.

May Allah Subhana Wa Ta’Aala guide us all to the right path.

Iyadoo Afsoomaali ku tarjuman,

Ronlownimo/daacadnimo waa hibo aad qaali u ah, ha filin in dadka kugu xeeran oo dhami ay wada leeyahiin.
Ma tahay runlow?
Ku dhaqanka sifooyinkani waxay kuu suuragalinayaan inaad runlow noqotid. Waa sofooyin la barankaro, hadaan si joogto ah ugu camal falanona, inaga caawinkara inaan runlow noqono.
Ahow qof dadka kale runta sheega.
Ahow qof naftiisa runta u sheega.
Ku dhaqan hadal iyo ficil run ah meelkasta aad joogtidd iyo marxaladkasta oo aad ku jirtid.
Ahow qof dadku run iyo aaminimo ku yaqaanaan.
Iska ilaali in kibirka iyo islawanida naftu noloshaada hogaan u noqoto.
Marwalba noqo qof tusaale lagu daydo ah. Qowlkaaga iyo ficilkaaguna ha is waafaqeen oo ka dhabee hadalkaaga.

Ilaahow naga dhig kuwii sifooyinkaas yeesha. Xaasidnimo, xan iyo xumaanta dadkana ka dheeraada.

Waxaa nasoo gaarsiiyay xigmadaan.

Mohamed Farah Isse (Ciisa Dheere-Jooga Bilgium)