Maapka hoose hadaad eegtid Gaalkacyo dherer ahaan waa 5 km iyo xoogaa, ballac ahaan waa 3 km iyo xooggaa waa maapkii ugu danbeeyay ee Google hoos ka eeg.
Qofka caqliguusu caadiga yahay dhulkaas cidladaa baa la isku haystaa halka magaalooyin ay 30 million oo dada ku nool yihiin dadkoodu nabad kuwada nool yihiin.
Waliba xaafadda garsoor gabageeduba ballaceedu waa halkiilomitir iyo waxyar, hal kiilomitir baa dalkii soomaaliya jiritaankiisii loo burburinaya waa caqliga digaaga
Hoos ka daawo labada oo is barbardhig
Daaow 10-ka magaalo ee ugu dadka badan dunida oo dhalinyaradoodii jaamacadaha u dhigayaan, caruurtoodii iskuulaad u aadayaan, dadkoodiina u shaqo tageen oo aduunka ula tartamayaan.
Pingback: 10 Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Gaalkacyo oo 5 km ah Is Barbardhig (Qormo gaaban) - Daily Somalia Report
Pingback: Ardayda Dhigata Iskuulada Gaalkacyo ee Labada Daan Galmudug Iyo Puntland Oo Nabadda U Banaanbaxay (Doorkii Wacyigallineed ee Uu P/O Ka Qaatay Dagaalada Gaalkacyo) | Puntland Observer