Shiikh Idiris ayaa eray run ah banaanka keenay eraygaas oo aan in muddo ah ku daabacaynay P/O HALKAAN KA EEG QORMO ARRINKAAS KA HADLAYSA OO AAN P/O KU DAABACNAY 2013
Shiikh Idiris ayaa sheegay in dhibka Shacabka Soomaalida haystaa ay masuul ka yihiin shacabku ee aynan ciladdu ahayn siyaasiyiinta iyo musuqmaasuqa, waayo buu yri shacabka ayagaa raali kaga ah waxa ay hogaamiye kooxeedku samaynayaan illaahayna waa daalacanayaa oo waxwalba iyo quluubta shacabka ayuu illaahay ogyahay.
Dhegeyso muxaadarada iyo talada wanaagsan ee Sh Idiris.
Pingback: Shiikh Idiris:Dhibka Soomaaliya Ka Socda Waxaa U sababa Shacabka ee Hogaamiye Kooxeedka Ma Ahan (dhegyso) - Daily Somalia Report
Pingback: Akhri Qormadii aan 2013 Ku Daabacnay P/O: Umadkasta Illaahay Amarki Waxaa Hogaamiye Looga Dhigaa Midka Ugu Badiya Dhaqankooda, Hogaamiye Kooxeed Waa Kabtanka Ama Matalaha Shacabka (Qormo Muhiima) | Puntland Observer