Home » Search results for: “Axmed Cawad Casharo”

Allaahu akbar Halyay Axmed Cawad Casharo oo ooyay markii lawaydiiday kuwa Qabyaaladda Soomaalida u horseeday, iyo kuwa tuugadaa oo diinta ku gabada oo magacyada sida alshaab iyo qurunka labaxa oo halkaa Soomaali dhigay, iyo kuwa magacyada Soomaalida lagu kala gaynayo kashaqeeya ee Qabyaalada huwan

Comments Off on Allaahu akbar Halyay Axmed Cawad Casharo oo ooyay markii lawaydiiday kuwa Qabyaaladda Soomaalida u horseeday, iyo kuwa tuugadaa oo diinta ku gabada oo magacyada sida alshaab iyo qurunka labaxa oo halkaa Soomaali dhigay, iyo kuwa magacyada Soomaalida lagu kala gaynayo kashaqeeya ee Qabyaalada huwan
Continue reading …

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo (Ka faa-iidayso oo ka aqoon kororso)

Comments Off on Xildhibaan Cawad Axmed Casharo (Ka faa-iidayso oo ka aqoon kororso)
Continue reading …

Dagaalkii labaad ee aduunka hadaad u fiirsato, waxaa ku hardamayay laba Quwadood, Talyaaniga Jarmaka iyo Japan oo dhan ah, iyo Ingiriiska, Maraykanka iyo Faransiiska iyo Ruushka oo dhan ah. Beesha Daarood ayaa la safnayd xulufadii Talyaaniga, halka ay Beelaha Isaaqu la safnaayeen Xulafadii Ingiriiska. Markii laga adkaaday Xulafadii Ingiriiska Beesha Daarood oo Talyaaniga la safan […]

Continue reading …

Faysal Cali Waraabe oo kashifay lacagta Un-tu kusiiso Somaliland Sool iyo Sanaag (Video)

Comments Off on Faysal Cali Waraabe oo kashifay lacagta Un-tu kusiiso Somaliland Sool iyo Sanaag (Video)

Inkastoo aynan dadku ka warhayn in lacagaha Un-tu ugu talagashay Gobaladda Sool Sanaag iyo Cayn lasoo marsiiyo Maamulka Soomaaliland, taasina ay tahay tan maamulka Somaliland u sahasha in ay Horgalayaal kasoo jeeda deegaanada SSC ay Mushaaraad kusiiyaan oo ku laaluushaan si ay uga mid noqdaan ciidamadda xooga iyo Xqdarada deegaanadaas ku joogay mudadda dheer. Hadaba […]

Continue reading …

warbixin cawaaqibxumada ka dhalankarta gardarada Beesha isaaq ee deegaanada Daaroodka, iyo dagaal daba dheeraada oo Isaaq iyo Daarood dhexmara oo Bilaabankara

Comments Off on warbixin cawaaqibxumada ka dhalankarta gardarada Beesha isaaq ee deegaanada Daaroodka, iyo dagaal daba dheeraada oo Isaaq iyo Daarood dhexmara oo Bilaabankara

Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ayaa noqday Dulaaliin u shaqeeya Gacmo shisheeye si Soomaalida loo kala Qaybsho oo loo bahdilo, waana sababta Keenyaatigii ay Dadkii Soomaaliyeed ee Sharafta lahaa u bahdilayeen. Beesha Isaaq ayaa Itoobiya iyo Ingiriiska ka dhaadhicisa in Beesha Daarood ay degaan dhulka ugu balaaran Soomaalida ayna muhiim tahay in lakala Qaybsho, Si Markaas aynan […]

Continue reading …