Home » Search results for: “aqalka sare”

Dooddii Abid Ugu Qiimabadnayd ee Arrimaha Soomaaliya Looga Dooday Oo Lagu Qabtay Aqalka Sare (United States Senate) ee Maraykanka (Daawo)

Comments Off on Dooddii Abid Ugu Qiimabadnayd ee Arrimaha Soomaaliya Looga Dooday Oo Lagu Qabtay Aqalka Sare (United States Senate) ee Maraykanka (Daawo)

Dooda  oo uu daadihinayay Sanetor Booker iyo Sanetor Flake ayaa waxaa ka qayb qadanayay  Mr Abdirashid Hashi oo ka socda Hay’adda  HERITAGE INSTITUTE M Mogadisho, Mr Mark yarnell, Waxaa dooda ugu muhiimsan gabadh Maraykana Dr. Tricia Baconoo Muqdisho ka timid oo aad uga sheekaysay awoodda Alshabaab. Gabadha ayaa sheegtay in tirada alshabaab ay dhan yihiin 10 […]

Continue reading …

Finland:Gudoomiye Ku Xigeenka Dfs Aqalka Sare Mowliid Guhaad Oo Jaaliyadda Soomaalida Finland Uga Warbixiyay Muhiimadda Dastuurka Soomaaliya uu U Leeyahay Qawmiyadda Soomaalida (Sawirro)

Comments Off on Finland:Gudoomiye Ku Xigeenka Dfs Aqalka Sare Mowliid Guhaad Oo Jaaliyadda Soomaalida Finland Uga Warbixiyay Muhiimadda Dastuurka Soomaaliya uu U Leeyahay Qawmiyadda Soomaalida (Sawirro)
Continue reading …

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa

Comments Off on Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa

http://somaliweyn.org/2017/12/30/gudoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-madasha-aga-ee-horumarinta-afka-hooyo-iyo-hal-abuurkiisa-2/

Continue reading …

Khudbadihii aqalka Sare ay Ka Jeediyeen Gaas, Axmed Madoobe Iyo Xaaf

Comments Off on Khudbadihii aqalka Sare ay Ka Jeediyeen Gaas, Axmed Madoobe Iyo Xaaf
Continue reading …

Xildhibaannada Aqalka Sare Oo Ka dooday Dawladnimada Soomaaliya

Comments Off on Xildhibaannada Aqalka Sare Oo Ka dooday Dawladnimada Soomaaliya
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Guoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu kasoo jeedaa Somaliland/Habar-awal/Sacad-Muuse Gudoomiye ku xegaanka 1aad ee aqalka sare Abshir Moaxamed Bukhaari wuxuu kasoo jeedaa Galmudug/Habar-Gidir/Saleebaan Senitor mowliid xuseen guhaad Oo Noqday Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ayaa kasoo jeeda Jubbaland/Daarood/Mareexaan/Reer Osmaan

Continue reading …

Senitor mowliid xuseen guhaad Oo Noqday Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare

Comments Off on Senitor mowliid xuseen guhaad Oo Noqday Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare

Senitor mowliid xuseen guhaad Oo Noqday Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senitor mowliid xuseen guhaad ayaa kasoo jeeda Jubbaland beel ahaana kasoo jeeda Beesha Daarood/Mareexaan/Reer Osmaan

Continue reading …

Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” oo ah sanitor laga soo doorto Galmudug ayaa ku guulaystay Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare waxaana wareegga sadexaad isugu soo haray Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) iyo Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) Waxayna guushii raacda Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari” oo helay 30 Cod halka uu Cabdi Axmed Dhuxulow helay 22 Cod.

Continue reading …
Page 1 of 13123Next ›Last »