Home » Search results for: “baadiyow”

Baadiyow oo Sheegay In Aan Ladagaallanka Qabyaaladda Waqti La Isaga Dhummin (Daawo)

Comments Off on Baadiyow oo Sheegay In Aan Ladagaallanka Qabyaaladda Waqti La Isaga Dhummin (Daawo)
Continue reading …

Halkaan ka daalaco qaar ka mida qormooyinkii Dr Baadiyow ee aan P/O Ku Daabacnay Dr Baadiyow waa nin ay aad ugu fogtaay Soomaalinimada iyo sidii loo yagleelihaa dawladnimo dhab ah, waana nin muddo dheer cadaynayay ruuxa uu yahay oo taariikhdiisa iyo hadaladii uu yiri lahayo, waana nin Geesiya oo aan cidna uga gabban dhanka qadiyadda […]

Continue reading …
Continue reading …

Dr Baadiyow Oo Soomaalida Ugu Baaqay Banaanbax Dal Iyo Dibadba Oo Yiri Qofwalba Waajib Baa Ka Saaran In Dalka La Badbaadsho

Comments Off on Dr Baadiyow Oo Soomaalida Ugu Baaqay Banaanbax Dal Iyo Dibadba Oo Yiri Qofwalba Waajib Baa Ka Saaran In Dalka La Badbaadsho

Musharax Dr Baadiyow ayaa ku celiyay in Xasan Sheekh Waqtitigii ka dhamaaday hadana ay asxaabta mucaaradka maxkamadda sare dacwad arrinkaas ku saabsan u gudbiyeen. Ma yeeli-doono in codka shacabka lacag iyo ballanqaadyo lagu iibsado, xasan waxaan leenahay arrimahaas ka waantoon oo kusoo biir Musharaxiintaan. Dhanka kalena Dr Baadiyow ayaa yiri Qofwalba oo Soomaaliya waxaa la […]

Continue reading …

Dr Baadiyow: Hasan Sheekh in Uu Kursiga Kusoo Noqduu Rabaa

Comments Off on Dr Baadiyow: Hasan Sheekh in Uu Kursiga Kusoo Noqduu Rabaa
Continue reading …

Dr Baadiyow: Xasan Shiikh Wuxuu Kala Jabiyay Beelihii MIdaysnaa ee Reer Hiiraan 8Dhegeyso)

Comments Off on Dr Baadiyow: Xasan Shiikh Wuxuu Kala Jabiyay Beelihii MIdaysnaa ee Reer Hiiraan 8Dhegeyso)

Prof. Baadiyow oo Wareysi Khaas ah oo uusiiyey Radio Dalsan, waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha inuu kala qeybinayo, isla markaana uu khilaaf ka dhex abuurayo Odayaasha Reer Hiiraan, waa sida uu hadalka u dhigay. Hoos ka dhegeyso

Continue reading …

Dr Baadiyow haddii 4.5 iyo Degmooyinkii lagu heshiin waayay meel dhexe ha la isugu yimaado

Comments Off on Dr Baadiyow haddii 4.5 iyo Degmooyinkii lagu heshiin waayay meel dhexe ha la isugu yimaado

Dr Baadiyow ayaa yeeshay Madasha Midnimada ee Xisbiyada badan ku midoobeen ay ka xuntahay in Madaxda Dfs ku fashilmeen siyaasaddii Soomaaliya horey lowgu dhaqaaqi lahaa. Xisbiyadii Siyaasada waa la diiday in la ansixiyo, waayo waxaa la rabaa in musuq maasuq madax lagu noqdo arrinkaas oo umadda midnimadeeda khatar la galinayo Hoos ka dhegeyso

Continue reading …

Raysalwasaare Cabdiwali iyo Dr Baadiyow oo si aan loo kala harin Burtinle lowgu soo dhaweeyay (Daawo)

Comments Off on Raysalwasaare Cabdiwali iyo Dr Baadiyow oo si aan loo kala harin Burtinle lowgu soo dhaweeyay (Daawo)
Continue reading …

Raysalwasaare Cabdi Wali iyo Dr Baadiyow oo Qardho soo dhawayntooda aan loo kala harin (Daawo)

Comments Off on Raysalwasaare Cabdi Wali iyo Dr Baadiyow oo Qardho soo dhawayntooda aan loo kala harin (Daawo)

Raysalwasaare Cabdiwali Sheekh iyo Dr Baadiyow ayaa ah laba nin oo culus oo daacada oo raba in Soomaaliya dib midnimadeedii loosoo cesho waxaana la rajaynayaa in ay noqdaan Madaxwaynaha 2016 ku guulaysan doonna. Daawo

Continue reading …

Cali Maxamed Geedi ,Cabdiweli Sheekh Axmed, Dr Baadiyow rag Culus oo Gaalkacyo soo gaaray (Dhegeyso)

Comments Off on Cali Maxamed Geedi ,Cabdiweli Sheekh Axmed, Dr Baadiyow rag Culus oo Gaalkacyo soo gaaray (Dhegeyso)

Wafti ay hogaaminayaan Raysalwasaarihii Hore Cali Maxamed Geedi, Raysalwasaarihii hore Cabdiwali Sheekh, Iyo Siyaasi Dr Baadiyow, Salaad Cali Jeelle ayaa Gaalkacyo yimid. Waftigaan oo ah ragga hadda ugu culus ee doonaya in siyaasadda Soomaali door mug wayn ka ciyaaraan waliba Xisbiga Midnimo oo ay ku midaysanyihiin si ay garwadeen uga noqdaan siyaasadda 2016. Waftiga ayaa […]

Continue reading …
Page 1 of 41234