Home » Search results for: “baadiyow”

Daawo; Xamdi:wareysiga todobadka iyo baadiyow

Comments Off on Daawo; Xamdi:wareysiga todobadka iyo baadiyow

)

Continue reading …

Daawo Dr Baadiyow oo waraysi siiyay Maxamed Shiino Tv Puntland kana hadlay Xisbiga Midnimo iyo mustaqbalkiisa

Comments Off on Daawo Dr Baadiyow oo waraysi siiyay Maxamed Shiino Tv Puntland kana hadlay Xisbiga Midnimo iyo mustaqbalkiisa
Continue reading …

Daawo: Barnaamijka Fagaaraha qaybta 10–aad dood culus midnimadda Soomaaliya oo ay ka dhexmuuqdaan; Prof Baadiyow,Prof Gaandi, Musharax-Mad Ganacsade Yaasiin

Comments Off on Daawo: Barnaamijka Fagaaraha qaybta 10–aad dood culus midnimadda Soomaaliya oo ay ka dhexmuuqdaan; Prof Baadiyow,Prof Gaandi, Musharax-Mad Ganacsade Yaasiin
Continue reading …

Daawo Puntland Tv:Sidii ay u dhacday xil wareejintii Wasaaradda waxbarashadda, Prof Baadiyow oo Gaalkacyo dood cilmiyeed kabilaabay, Bandhigga Cali Dhaanto iyo wararkale

Comments Off on Daawo Puntland Tv:Sidii ay u dhacday xil wareejintii Wasaaradda waxbarashadda, Prof Baadiyow oo Gaalkacyo dood cilmiyeed kabilaabay, Bandhigga Cali Dhaanto iyo wararkale
Continue reading …

Dhagayso wixii Dr Baadiyow uu kudhaliilay dawladda oo rumowday

Comments Off on Dhagayso wixii Dr Baadiyow uu kudhaliilay dawladda oo rumowday

Halkaan ka dhagayso halyay Dr Cabdiraxmaan baadiyow oo ay Beesha Wacaysle/Abgaal ama beel hoose ay islayihiin Madaxwayne Xassan Shiikh [audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/07/Waraysi-Baadiyoow.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso Runtii Dr Baadiyow waa halyay ay Soomaalinimo ka buuxdo oo aragti fog ku ogaaday in ay haboontahay in Xassan runta loosheego oo qaladaadkiisa farta lowgu fiiqo, maadaama uu haysto taladii 10 […]

Continue reading …

Faaqidaadda: Warbixinta Guddiga Qaramada Midoobay, Baadiyow, Fowsiyo, Sakaariye iyo Cabdi Diirshe Siyaasiyiin Culus (Dhagayso)

Comments Off on Faaqidaadda: Warbixinta Guddiga Qaramada Midoobay, Baadiyow, Fowsiyo, Sakaariye iyo Cabdi Diirshe Siyaasiyiin Culus (Dhagayso)

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadkan waxaan ku eegeynaa warbixinta guddiga qaramada midoobay ugu qaabilsan dabagalka cunaqabateynta hubka Somalia iyo Eritrea. Warbixintan oo guddigu uu sannadkiiba mar soo saaro waxyaabaha ugu muhiimsan ee diiradda lagu saarey waxaa ka mid ah, xadgudubka cunaqabataynta hubka, musuqmaasuqa, nabadgelyada, argagixisada, dhibaatooyinka lagu hayo hawlaha gargaarka,iyo umuuro kaleoo kala duwan. Barnaamijka waxa ka […]

Continue reading …

Daawo Prof Toogane Oo Madaxwayne Gaas Xilli Hore Ka Sheekeeyay

Comments Off on Daawo Prof Toogane Oo Madaxwayne Gaas Xilli Hore Ka Sheekeeyay

Prof Togane ayaan xigmadiisa muddo ku daabacaynay PO laakiin waxaan ka gaabsanay mar uu dhalleeceeyay Madaxwayne Gaas, laakiin maadaama hadda sanooyin badan laga joogay hadalkaas Prof Togane xilli dheer waxaan go’aansanay in aan soo daabacno maadaama hadda muddo laga joogo. Prog Togane ayaa ka sheekeeyay aqoonyahanada Soomaalida oo 3 u qaybshay 1) ayuu ku daray […]

Continue reading …

Delayed Elections Sabotage Somalia’s Democratic Dreams By Yusuf M. Hassan Somalia was supposed to have a new parliament in August, followed shortly thereafter by parliamentarians voting in a new president on September 10. This imperfect system has brought to power four new presidents since 2000. The postponed elections put an extra burden on a fragile […]

Continue reading …

Webka ku shaqeeya shilimaadka iyo Qabyaaladda ayaa qormo gaaban ka qoray in uu heshiis dhexmaray Cabdiwali Sh iyo Dr Baadiyow. Wuxuuna Caasimadda Online ku dhaleeceeyay Dr Baadiyow in uu ballan la gallay Raysalwasaarihii hore Cabdi-Wali Sheekh, ballantaas oo ah in Dr Baadiyow ku taageero Cabdiwali kursiga Madaxwaynaha halka Cabdiwalina ka dhigayo baadiyow Raysalwasaaraha. Soomaalidu waxay […]

Continue reading …

CabdiWali Sheekh Raysalwasaarihii Hore Waa Ninka Ugu Culus Siyaasiyiinta U Tartamaya Madaxwaynaha Soomaaliya Fadlan Taageer Daawo Waraysiga

Comments Off on CabdiWali Sheekh Raysalwasaarihii Hore Waa Ninka Ugu Culus Siyaasiyiinta U Tartamaya Madaxwaynaha Soomaaliya Fadlan Taageer Daawo Waraysiga

Cabdi Wali Sheekh Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya waa nin culus oo ah ninka ay daacadda ka tahay sidii ay Soomaaliya marlabaad cagaheeda ugu istaagi lahayd. Bal dhegeyso waraysigaan si aad u fahanto arragtidiisa. Wuxuu ka hadlayaa in dalka sharciyad lagu maamulo Wuxuu ka hadlayaa muhiimadda in si daacada dadka lowgu shaqeeyo Fadlan hadaad doonaysid Soomaaliya […]

Continue reading …
Page 3 of 41234