Home » Search results for: “cali khaliif”

Cali Khaliif:Wacyigii Madaxda Somaliland Waa Is Bedelay Hadana Waa la Xaqiiqsaday In Aan Somaliland La Aqoonsanayn

Comments Off on Cali Khaliif:Wacyigii Madaxda Somaliland Waa Is Bedelay Hadana Waa la Xaqiiqsaday In Aan Somaliland La Aqoonsanayn
Continue reading …

Waxwalba waxaa ka darran waqtiga uu Cali Khiyaano ka dhummiyay malaayiin Soomaaliya oo intaas qaar u dhagtaaga, qaar uu lacago ka uruursaday, qaar uba geeriyooday, qaar deegaanadoodii laga barakiciyay. Horay ayaan P/O ugu sheegnay Xagla Toosiye in uu uunan wax danbiya lahayn, waayo markasta warkiisu waa cadaa, marna ssc baa daacad ka ahayd, markii danbana […]

Continue reading …

Arrimaha uu shiikhu sheegay waxaa kamida Siyaasad xumada Cali Khaliif oo caadifadiisii la dhex dabaashay qaraabadiisii iyo gabdhihi yaryaraa ee ay wada dhasheen- Waxaa kamida dadka uu wasiirada u magacaabay oo uu sheegay aynan aqoon lahayn. Waxaa shiikhu uu sheegay rag ay siyaasad caafifadeedka Cali Khaliif awgeed ay maxkamad iskula fuulleen uu Cali Careera kamid […]

Continue reading …

Prof-kii dhamaa ee Soomaalida masaakiintaa ay isku hallaynayeen oo laga sugayey dadkaan masaakiintaa in uu xal u keeno, ayuu wuxuu ka dhammaan waayay in uu beelaha Soomaalida u kala eexdo, oo beelaha daaroodka hoosaasiyo si deegaanadooda baad iyo kibir lowgu qabsado. Maanta beelkasta oo Soomaaliyeed waa in deegaankeeda loo madax banneeyo, waayo 1991 Soomaali hab […]

Continue reading …

2013 waxaan ku daabacnay P/O qoraallo aad u tira badan oo aan ku cadaynaynay in Cali Khaliif uu u shaqeeyo dadyow shisheeye, isla markaana ay shaqada loo dirsaday ahayd in uu isku diro beelaha Harti.   Dad badan baa barigaas u arkayay qoraalkaas, in ay u jeedayadu ahayd been abuurad iyo qabyaalad, balse maanta waa […]

Continue reading …
Continue reading …

Cali Khaliif ayaa horay looga kari waayay samayso ciidamo kuu xoreeya deegaanada ssc, balse markii uu Soomaaliland lasoo heshiiyay hawlgaliyay ciidamo cusub oo awood badan, hadana mushaarkii ay u soo dhiibeen qolooyinka maafiyada batroolka dawladaha soo karaya booba iyo siyaasiyiinta Somaliland ee qabyaaladdu madax ka martay, ayuu cali jeebka ka buuxsaday. Taasina waxay sababtay in […]

Continue reading …

Cali Khaliif Saaxiibki Faysal Cali Waraabe: Reer Soomaalilandi-yow Waxaa Isku Xirmay Kismaayo, Farmaajo, Kililka, Puntland

Comments Off on Cali Khaliif Saaxiibki Faysal Cali Waraabe: Reer Soomaalilandi-yow Waxaa Isku Xirmay Kismaayo, Farmaajo, Kililka, Puntland

Faysal Cali Waraabe oo 27 Sano ka shaqaynay burbirinta Qaran Soomaaliyeed iyo buunbuuninta qabyaaladda ayaa maanta ku doodaya in aynan jirrin maalin ay uga xuntahay. Faysal Cali Waraabe oo aan ogayn luuqadda uu ku hadlayo ayaa afkiisa isku duqaynaya, mar wuxuu leeyahay 27 sano ayaan ka shaqaynayay  burburinta midnimada Soomaaliyeed iyo Qaran-Soomaaliyeed. Marna wuxuu leeyahahy […]

Continue reading …

Daawo Cali Khaliif oo Filim Cusub Jilaya:SARKAAL BEESHA CALI GERI KA TIRSAN OO KU DOODAYA IN SOMALILAND LA WEERARAY

Comments Off on Daawo Cali Khaliif oo Filim Cusub Jilaya:SARKAAL BEESHA CALI GERI KA TIRSAN OO KU DOODAYA IN SOMALILAND LA WEERARAY

http://www.daldoon.com/?p=8748

Continue reading …
Continue reading …
Page 1 of 17123Next ›Last »