Home » Search results for: “cawad casharo”

Xildhibaan Cawad Casharo oo aan talooyinkiisa Midnimada Soomaaliya marwalba P/O ku daabici jirnay ayaa xalay tii alle u timid oo ku geeriyooday Toronto. Illaahay naxariistii janno haka waraabsho dambigiisa iyo kii waalidkiis illaahay ha u dhaafo.   Halkaan ka eeg qaar kamida talootinkiisii http://www.puntlandobserver.com/?s=cawad+casharo&x=0&y=0      

Continue reading …

Dood Culus: Siyaasi Culus Cawad Casharo iyo Xildhibaan Cali Nuur Xuseen Boodaaye

Comments Off on Dood Culus: Siyaasi Culus Cawad Casharo iyo Xildhibaan Cali Nuur Xuseen Boodaaye
Continue reading …

Cawad Casharo: Puntland rag aan kamid ahay baa kaadidooda usoo cabay ee cid kasta oo carqalad iyo Hogaamiye kooxeednimo wada ka yeeli mayno (Dhegeyso)

Comments Off on Cawad Casharo: Puntland rag aan kamid ahay baa kaadidooda usoo cabay ee cid kasta oo carqalad iyo Hogaamiye kooxeednimo wada ka yeeli mayno (Dhegeyso)

http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/5836-libaaxa-puntland Halkaan hoose ka eeg warbixinadii hore ee Puntlandobserver ka daabacday Cawad Casharo

Continue reading …

TODOBAADKA IYO TORONTO DOOD DFS IYO JUBALAND, Cawad Casharo Siyaasi Culus oo ka qaybgalay Doodda

Comments Off on TODOBAADKA IYO TORONTO DOOD DFS IYO JUBALAND, Cawad Casharo Siyaasi Culus oo ka qaybgalay Doodda
Continue reading …

Waraysi Cawad Casharo uu arrimo badan kaga hadlay

Comments Off on Waraysi Cawad Casharo uu arrimo badan kaga hadlay

http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/5784-wareeysiii

Continue reading …

Allaahu akbar Halyay Axmed Cawad Casharo oo ooyay markii lawaydiiday kuwa Qabyaaladda Soomaalida u horseeday, iyo kuwa tuugadaa oo diinta ku gabada oo magacyada sida alshaab iyo qurunka labaxa oo halkaa Soomaali dhigay, iyo kuwa magacyada Soomaalida lagu kala gaynayo kashaqeeya ee Qabyaalada huwan

Comments Off on Allaahu akbar Halyay Axmed Cawad Casharo oo ooyay markii lawaydiiday kuwa Qabyaaladda Soomaalida u horseeday, iyo kuwa tuugadaa oo diinta ku gabada oo magacyada sida alshaab iyo qurunka labaxa oo halkaa Soomaali dhigay, iyo kuwa magacyada Soomaalida lagu kala gaynayo kashaqeeya ee Qabyaalada huwan
Continue reading …

Daawo Ex Xildhibaan Cawad Casharo oo aad uga hadlay tacadiyaddii shacabka Soomaaliyeed lowgu gaystay Kenya, iyo Bookhashadii Siilaanyo Laasqoray iyo arrimo baddan

Comments Off on Daawo Ex Xildhibaan Cawad Casharo oo aad uga hadlay tacadiyaddii shacabka Soomaaliyeed lowgu gaystay Kenya, iyo Bookhashadii Siilaanyo Laasqoray iyo arrimo baddan
Continue reading …

Dhagayso Siyaasi Cawad Casharo: Siilaanyo xagee kakeenayaa lacagtuu dekadaha ku dhisayo, muu dakadaha ka sameeyo bulaxaar iyo xiis, ma xoogaagii shacabka warsangali ee hargaysa lasoo marsiiyo ayuu nowgu dhisayaa, may dadka deegaan iyaguba aduunwaynaha baryaan

Comments Off on Dhagayso Siyaasi Cawad Casharo: Siilaanyo xagee kakeenayaa lacagtuu dekadaha ku dhisayo, muu dakadaha ka sameeyo bulaxaar iyo xiis, ma xoogaagii shacabka warsangali ee hargaysa lasoo marsiiyo ayuu nowgu dhisayaa, may dadka deegaan iyaguba aduunwaynaha baryaan

Xildhibaan Cawad Casharo oo kasoo jeeda deegaanadda Maakhir ayaa hadalo adag saxaafadda soo marsiiyay arrimo badana ka hadlay. Xildhibaanka ayaa sheegay in lacagaha deegaanadda Maakhir ay un-tu soo marsiiyaan Hargaysa sidaa awgeedna lacagaha ay Soomaaliland siiyaan askarta dadka deegaanka ah ay tahay lacagihii un-ta. Xagee ka keenayaan lacagaha ay leeyihiin Dekadaan ku dhisaynaa ama Isbitaalaan […]

Continue reading …

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo (Ka faa-iidayso oo ka aqoon kororso)

Comments Off on Xildhibaan Cawad Axmed Casharo (Ka faa-iidayso oo ka aqoon kororso)
Continue reading …

Ex Xildhubaan Casharo oo madasha 1960 u waramayay ayaa ka sheekeeyay jiritaanka Somaliland. Casharo ayaa sheegay in Ingiriisku uu 1854 Laasqoray ka soo degay oo la kulmay saldanada warsangali, markaas ka dibna uu codsaday in uu la kulmo Garaadka Dhulbahante. Markaas warsangaliga ayaa Ingiriiska ka ballanqaaday in ay u gaynayaan Garaadada Dhulbahante oo u sheegay […]

Continue reading …
Page 1 of 212