Home » Search results for: “prof cabdi ismaaciil”

Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Runtii Prof Cabdi Ismaaciil Samatar waa uu ku saxsanyahay in runta laga sheego musuqmaasuqaas isaga ah, waana wanaagsantahay in musuqmaasuqa la sheego oo aan laga aamusin, gaar ahaan wixii danta guud ah. Dalalka horumaray nidaamkooda dawladeed waa ka illaashaan musuqmaasuq, waayo 10 dollar oo nidaamka dawladda lagu musuqmaasuqo wuxuu hoos u dhigaa kalsoonida ay shacabku […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil: Xildhibaanada Baarlamaanka Dhaqanka Islaamka Ma Leeyihiin, Illaahay Baan Ku Daynay Oo La Xisaabtami Doona

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil: Xildhibaanada Baarlamaanka Dhaqanka Islaamka Ma Leeyihiin, Illaahay Baan Ku Daynay Oo La Xisaabtami Doona
Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Arrimo badan Ka Hadlay

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Arrimo badan Ka Hadlay
Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Oo Talooyin Culus Kasoo Jeediyay Sidii Dawladda Horey Lowgu Dhaqaajinlahaa (Dhegeyso)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Oo Talooyin Culus Kasoo Jeediyay Sidii Dawladda Horey Lowgu Dhaqaajinlahaa (Dhegeyso)

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa Voa uga warbixiyay gudigii anshaxa ee uu Gudoomiyaha u ahaa xiligii ay doorashadu socotay 1) Prof Cabdi ayaa soo jeediyay in loo baahanyahay illaa 30 million oo ay Soomaali iska uruuriyaan si ciidan qaran loo dhiso. 2) In qurbajoogtu ay nooc walba leeyihiin qaar daacada oo qadiyad iyo adaab leh, […]

Continue reading …

Waxaan talo koobban usoo jeedinayaa Madaxwayne Farmaajo si aan u wada guulaysanno oo faraxaddii aan wada faraxnay aynan nooga khasaarrin. Fadlan Madaxwayne Farmaajo u saar Guddi, xulashada Raysalwasaaraha oo Soomaalida tus in aad taladii xulashada Raysalwasaaraha ka qaybgallisay, si markaas haddii xulashadii lagu khasaaro ay markaas eedeedana Soomaali oo dhan wax uga yeelato. Gudigaas waliba […]

Continue reading …

Guddiga la dagaalanka musuq maasuq lagu sameeyo doorashada madaxweynaha oo dhawaan uu magacaabay baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta qodobo dhowr ah ka soo saaray magaalada Muqdisho. Qodobadaa ayaa waxaa ka mid ah ahaa inay xadidadyaan dhaqdhaqaaqa xarunta doorashada, ilaalinta xalaalnimada habka codeynta iyo inay sheegi doonaan xildhibaankii ay ku helaan inuu laaluush ku iibsaday codkiisa. Arrintan […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo Buug Ka Qaray Taarikhdii Aadan Cade iyo Cabdirisaaq si Lowgu Daydo

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo Buug Ka Qaray Taarikhdii Aadan Cade iyo Cabdirisaaq si Lowgu Daydo
Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Oo Shacabka Soomaalidaa Ku Booriyay In Aynan Madaxda Masiirkooda Ku Aaminin Kenya 20 Million Bay Ugu Talagashay In Ay Madaxda Ku Laaluushto?

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Oo Shacabka Soomaalidaa Ku Booriyay In Aynan Madaxda Masiirkooda Ku Aaminin Kenya 20 Million Bay Ugu Talagashay In Ay Madaxda Ku Laaluushto?

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa shaki ka muujiyay in la isku halleeyo madaxda Soomaalida oo buu yiri ay Kenya hadda ugu tala gashay kharash gaaraya illaa 20 million$. Daawo.

Continue reading …
Page 1 of 41234