Home » Search results for: “xaarin”

Nabadoon Cali Diiriye Aloore Oo Hadalkii Xaarin ee Shalay Isla Subixiiba Ka Jawaabay Dhegeyso

Comments Off on Nabadoon Cali Diiriye Aloore Oo Hadalkii Xaarin ee Shalay Isla Subixiiba Ka Jawaabay Dhegeyso

Nabadoon Ali Aloore Hadalkii Xaarin ee Shalay Isla Subixiiba Ka Jawaabay Dhegeyso Nabadoon Xaarin oo kasoo jeeda waqooyiga Mudug/puntland ayaa shalay reer Galmudug ku eedeeyay in ay maalinwalba wadada dad shacaba ku laayaan, isla markaana hadalo kulul saxaafadda u mariyay. Hadaladaas xaarin waxaa durbadiiba ka jawaabay nabadoon Ali Aloore Hoos ka dhegeyso.

Continue reading …

Nabadoon Jaamac Cige Oo Kasoo Jeeda Galmudug Ayaa Ka Jawaabay Hadalkii Nabadoon Xaarin ee Shalay

Comments Off on Nabadoon Jaamac Cige Oo Kasoo Jeeda Galmudug Ayaa Ka Jawaabay Hadalkii Nabadoon Xaarin ee Shalay

Nabadoon Jaamac Cige Oo Kasoo Jeeda Galmudug Ayaa Ka Jawaabay Hadalkii Nabadoon Xaarin ee Shalay

Continue reading …

Nabadoon Xaarin Galmudug Muddaan Nabad Ka Baryaynay Hadda Dulqaadkii Waa Naga Dhammaaday

Comments Off on Nabadoon Xaarin Galmudug Muddaan Nabad Ka Baryaynay Hadda Dulqaadkii Waa Naga Dhammaaday

https://www.daljir.com/nabadoon-xaarin-anaga-dulqaadkii-waa-naga-dhamaaday-galmudug-waan-iska-dhicinaynaa-dhegayso/

Continue reading …

Nabadoon Cabdicasiis Aw Yuusuf Xaarin, oo aan daqiiqado ka hor ka waraysanay Dagaalada Gaalkacyo, waxa sababay iyo sida xal waara lowgu heli karo. Waraysiga oo aan idinla qaybsan doono isagoo coda ayaa sidatan u dhacay. 1)Su’aal: Yaa weerarkii shalay qaaday ma Puntland mise Galmudug?. Jawaab: Nabadoon Xaarin. Dhanka koonfureed ayaa illaa daraad waxaa laga soo […]

Continue reading …

Daawo Nabadoon Xaarin iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudug oo ka jawaabay hadalkii Gudoomiyaha Galmudug

Comments Off on Daawo Nabadoon Xaarin iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudug oo ka jawaabay hadalkii Gudoomiyaha Galmudug

Hoos ka dhageyso hadaladii hore ee Xaarin

Continue reading …

Nabaddoon Xaarin: Cabdiqaybdiidow Mudug Shabeelle ma ahan, ee Kubbadda Mudug u soo wareejiya waxaad ka heshin baad leedahay (Dhageyso)

Comments Off on Nabaddoon Xaarin: Cabdiqaybdiidow Mudug Shabeelle ma ahan, ee Kubbadda Mudug u soo wareejiya waxaad ka heshin baad leedahay (Dhageyso)

Nabadoon Cabdicasiis Xaarin oo ah Xog-ogaal Noloshiisa Mudug kusoo noolaa ayaa sheegay in uu waxbadan usoo taagnaa. Waxaan kamid ahaa ragii sagaashankii markii Cabdiqaydiid uu Gaalkacyo qabsaday Ragii usoo joogay wixii dhacay oo sheegay in uu illaa dagaari tagey. Xaarin ayaa sheegay in uu Xasan Shiikh uu fidnoole yahay isla markaana aanu Heshiis Soomaalieed aanu […]

Continue reading …

Dhagayso Musharax Cabdicasiis Xaarin oo u taagan xilka Xildhibaanadda Puntland

Comments Off on Dhagayso Musharax Cabdicasiis Xaarin oo u taagan xilka Xildhibaanadda Puntland

Nabadoon AwYuusuf Xaarin oo kamid ahaa Waxgaradka gobolka Mudug sida wayna uga dhex muuqday Siyaasada deeganada Puntland sanadihii ugu danbeeyay ayaa isku soo taagay Xilka Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Awxaarin oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inuu isku soo sharaxay Xilkaasi kadib markii uu arkay baahida loo qabo in la helo hogaan hanan […]

Continue reading …

Nabadoo Xaarin: Boogaan Dhayaynay idinkaana Danqiyay, ananna diirkaan ka qaadaynaa; Xaarin ayaa fariimo cad cad u diray Dawladda Dhexem iyo Salaadiinta Beelaha hawiye Talooyin iyo Digniino kulkululna u diray Dhagayso Arimo badan

Comments Off on Nabadoo Xaarin: Boogaan Dhayaynay idinkaana Danqiyay, ananna diirkaan ka qaadaynaa; Xaarin ayaa fariimo cad cad u diray Dawladda Dhexem iyo Salaadiinta Beelaha hawiye Talooyin iyo Digniino kulkululna u diray Dhagayso Arimo badan

Halkaan ka dhagayso warsaxaafadeedka nabadoon CabdiCasiis Yuusuf Xaarin oo ah mid kamidda Nabadoonadda ugu caansan Maamulka Puntland gaar ahaan Nabadoonadda Gobalka Mudug. halaakn ka dhagayso [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2013/04/Shirkii-Jaraaid-ee-Nabadoon-Xaarin.mp3] Ama Moobaylkaaga

Continue reading …

Dhalinyarada Gaalkacyo Ee Ururka Hormuud Oo Lacag 21 kun oo Dolar Usoo Uruurshay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qarixii Zoobe Muqdisho

Comments Off on Dhalinyarada Gaalkacyo Ee Ururka Hormuud Oo Lacag 21 kun oo Dolar Usoo Uruurshay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qarixii Zoobe Muqdisho

Gudoomiyaha Ururka Hormuud ee dhalinyarada Gaalkacyo Mustaf Xaarin ayaa ku wareejiyay Culumada Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland lacag 21 kun oo dolar ah oo ay dhalinyaradu maalmahaanba iska soo uruurinayeen. Lacagta ayaa waxaa lowgu talagalay in lagu caawiyo dadkii dhibku kasoo gaaray qaraxii Zoobe Muqdisho. Hoos ka eeg warbixinta

Continue reading …

Dood uu Radio Daljir dhexdhigay Nabadoon Cabdicsiis Xaarin Gudoomiyihii hore ee Degmada Jariiban, iyo Suldaan Cabdinaasir jaamac Seed oo kasoo jeeda Galmudug. Suldaan Jaamac Seed ayaa sheegay in uu dagaalkii Gaalkacyo ay sabab u yihiin laba arimood. 1) Hanti kaabayaashii dhaqaalaha ee Qarinkii Soomaaliya ee burburka Gaalkacyo waxaa gacanta ku haya Puntland, waana sababta keenaysa […]

Continue reading …
Page 1 of 212