Home » Entries posted by Faarax Oog (Page 44)
Entries posted by Fqalaad
vaasa1990

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Midnimadu waa jiritaankeenna, kala qaybsanaantu waa jabkeenna.   Aesop   United we stand, divided we fall.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 23.02.2016

Continue reading …

EED-SHEEGAD [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on EED-SHEEGAD [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub “Baabraqiis”   EED-SHEEGAD [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Nin baa laba wiil soo koriyey, mid uu dhalay iyo mid uu adeer u yahay. Markii ay qaangaadheen buu u yeedhey midkii uu adeerka u ahaa: ”Wiilka aan adeerka u ahayow, siddeed iyo toban sano ayaan ku soo korinayay, ma jirtaa wax eexasho ah oo aad iga tirsanayso?” […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Rajo la’aan noolow waa ha jirin oo ha joogin.   Fyodor Dostoevsky   To live without hope is to cease to live.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 22.02.2016

Continue reading …

DIIN DHAANSHAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Comments Off on DIIN DHAANSHAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]

Xasan Yacquub ”Baabraqiis”   DIIN DHAANSHAY [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Diin baa yidhi: ”Berrito, aniga ayaa reerka u dhaaminaya. Awrka ha la ii soo raro.” Markaas baa ratigii loo soo raray oo hoggaankiisii loo dhiibey. Dabadeed waa uu kaxeeystey. Saddex casho markuu sii maqanyahay ayaa sharqantiisii la maqlay. Kolkaas baa la yidhi, ”Diin, alleylehe, dhaankii keenyey!” Wuxuu ku […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Iska jir aqoonta khuraafaadka ah; way ka sii halisantahay kolka aqoondarrida la barbardhigo.   GEORGE BERNARD SHAW   Beware of false knowledge; it is more dangerous than ignorance.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Mideeynta ummadda Soomaaliyeed waa billowga hawsheenna; isu-keenidda, xafididda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed waa horumarka waddankeenna; is-garabsiga iyo wada shaqeeynta waa guusha iyo jiritaanka mustaqbalka Jamhuuriyadda Soomaaliya.   Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke [Luulyo, 1960]   Uniting the Somali nation is the beginning of our work; bringing […]

Continue reading …

Aqoonyahan iyo Odayga Reerka

Comments Off on Aqoonyahan iyo Odayga Reerka

  Aqoonyahan iyo Odayga Reerka Barnaamish ayaa lixdameeyadii ka bixi jirey Raadiyo Muqdisho oo Xirsi Magan Cali jeedin jirey oo la odhan jirey “Duq iyo Doktoor”. Sheeko ka mid ahayd sheekooyinkii uu Xirsi idaacadda ka sii dayn jirey ayay ka mid ahayd middan soo socota: Waxay ku saabsantahay wiil dibadda wax ku soo bartay oo […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Hadhuub daatay caanaha hambada ayaa la qabtaa. Odhaah Soomaaliyeed     It’s no use crying over spilt milk. English Saying   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 18.02.2016

Continue reading …

Xasan Yacquub “Baabaraqiis”   Dawaco iyo Waraabe [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Dawaco ayaa beri beryaha ka mid ah adhi fara badan reero meel deggan ka cuni jirtey, adhigaas oo riyo iyo idaba lahaa. Maalintii dambe ayay reerihii isu yimaaddeen waxay ka wada arrinsadeen siday Dawacada dhibta badan iskaga dili lahaayeen. Dadkii ayaa talo ku gaadhay in dabin Dawacada […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   In qof si xoog leh kuu jeclaado awood ayay ku siisaa halka xoog-u-jeclaantaada qof ay geesinnimo ku siiso.   LAO TZU   Being deeply loved by someone gives you strength while loving someone deeply gives you courage.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 17.06.2016  

Continue reading …