Axmed Warsame “Axmed Dheere” Oo Noqday Aqoonyahankii Abid Si Wanaagsan U Sharaxay Maaraynta Hantida Dadwaynaha (Video)

Filed under: Important News,Wararka |

Axmed Warsame Axmed Dheere
Aqoonyahan Axmed Warsame “Axmed dheere” oo ka mid ah qurbajoogta reer Puntland ee Australia ku nool ayaa si aad u heer saraysa Soomaalida u sharaxaya maaraynta hantida dadwaynaha.

Halkaana ka dhegayso Eng Ibrahin Gablax oo si guud u sharaxay 2 sano ka hor isla mowduuca uu Axmed sida aqooneed u sharaxay