Barnaamijaka Suuqa Ganacsiga Aduunka (Maanta Kenya-Iran)

Filed under: Important News,Wararka |

Trade path Somalia
Waa barnaamij ay Puntlandobserver ugu talagashay in Soomaalidu ay indhaheedu arkaan waxa aduunka kasocda oo aynan Soomaalidu iyagu isku mashquulin.

Maanta waxaan si kooban ugu eegaynaa suuqa ganacsi ee ka dhexeeya dalka dariskeena ee Kenya iyo dalka Iran ee uu Xasan Sh Sacuudigu ka dhaadhiciyay in uu xiriirka u jaro, markii la siiyay 50 million$ ee uu doorashadii uu ku khasaaray ku gallay.
Akhri qormo aan kula talinay Xasan Sh xiliyadii doorashada

Kenya ayaad mooddaa in aan laga hor istaaggin cidda ay ganacsi la samaynayso, halka aad mooddid in Soomaalida afarta dacal laga taaganyahay oo aan loo ogolayn in ay wax ganacsiya aduunka la sameeyaan.

Hadaba hoos ka eeg in Kenya sanadka 2017 ay dalka Iran u ahayd dalka 15aad ee ugu badnaa dalalkii ay Iran 2017 ganacsi la samaysay.
Kenya 15th Biggest Trade Partner of Iran
Kenya was Iran’s 15th biggest trade partner in the first month of the current Iranian year (March 21-April 20), Iran’s commercial attache to the African country said, without mentioning the amount of mutual commercial exchanges.

“Iran registered its biggest trade surplus with Kenya during the month,” Morteza Deylan was also quoted as saying by IRNA.

Iran’s exports to Kenya mainly included tar, semi-prepared dough, paraffin, fermented black tea, industrial oils and urea. Imports included pineapple juice, rose saplings, soda and vehicles.

According to Deylan, some 30 Iranian companies are now offering their goods and services in Kenya.
Source:https://financialtribune.com/articles/economy-domestic-economy/64851/kenya-15th-biggest-trade-partner-of-iran

Fiira gaara.
Kenya waxaa ku nool 70 qowmiyadood oo kala luuqad kala dhaqan kala diina, hadana hal dawlad bay ku heshiiyeen, waliba Kenya waa 47 million dhulkooduna waa kala bar dhulka Soomaaliya mana leh xebta dheer ee tirada badan iyo wabiyada dhaadheer ee illaahay Somali siiyay, kumana taal boos muhiimkaa ee Soomaali ku taal, inkastoo dhulkoodu naga roob badan yahay
70 distinct ethnic groups in Kenya