Beeraha Illaahay Soomaaliya Ku Manaystay (Waa Haddii Soomaali Nimcadaas Illaahay Ugu Mahadinayaan)

Filed under: Wararka |

Illaahayga Subxaannu Qaadirkaa ayaa Soomaalida dajiyay dhul qaniya oo beero iyo daaqsin iyo kalluumaysi ku habboon, isla markaasna ka dhigay dad Muslima, hase yeeshii Soomaalidii ayaan marna Illaahay ugu xamdi naqin balse taas baddalkeeda waxay sameeyeen dulmi iyo waxwalba oo illaahay ka xarimay qofka muslimkaa.
Waxaanad mooddaa in Soomaalidiina la imtixaamay.
Ee Qofwalba oo Soomaaliya waxaa laga rabaa baryada illaahay iyo xamdi naqa illaahay.

Nimcooyinka Illaahay Soomaalida ku manaystay, 2000km Wabi, 3300km bad (Qormo gaaban)