cabdifatax maxamed: Wiil Reer Hargays Ah Oo Baaq Nabadeed U Diraya Shacabka Walaalahaa Ee Puntland Iyo Samaliland( walaahi in ay cashu iga xanuuntay markaan maqlo hadalada saxaafada laysu marinayay

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Akhri Qoraalo uu horey ugu soo diray Cabdifataax P/O
Aniga oo ah muwadin dagan magaalada Hargaysa waxan baaq u dirayaa puntland iyo soomaliland in ay ka waan toobbaan daadinta dhiiga muslimka oo ay dadnimadu shaqayso gaar ahaan waxan u cadaynayaa umada puntland walaahi in ay cashu iga xanuuntay markaan maqlo hadalada saxaafada laysu marinayay waayo anigu waan tagay dhulka Puntland waxanan ku arkay waxanan illoowin oo dad ay soomalinimadu ka dhab tahay dadka dagaalka ku baqaya alla hanaga qabta gar waa loo wada islaame somaliland haku noqoto halkii ay joogtay xiisada kahor waar waxan rajaynayay in xidhiidhka walaltinimada la xoojiyo waayo waxan arkayay hargaysa dhawaanahan iyadoo bile rafle shaqsi shaqsi iyo beel beel loo casuumayo, iyo gawadhida isusocodka puntland iyo somaliland oo ay ku xardhan tahay magalooyinka garowe, qardho , laascanod, gaal kacayo iyo bosaaso ilaa wajaale waar kasaa nafarxad galiya soomali waa qoomiyada kaliya waar miyanan u dhuglahayn ganacsada reer puntland/ majeerten ee maalgaliyay hotelka royal plaza ee galbeedka hargaysa ku yaal sow walaltimadu haday meesha kabaxdo waxa xigaa maaha dulinimo iyo dib u noqosho hadii lakala go ayo si sharciya ayaa loo kala tagi dadka yaan laysku dilin kolay waydin heshin oo dagaal socon maayo waligii walayal dad ha agoomaynina dumar asay ha u xidhina bilaahi taw fiiq cabdifatax maxamed muu hargaysa