Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Si Cajiiba U Soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed Isagoo Noqday Musharax Ka Jawaabay Su’aalaha Asalkaa(Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

MUSHARAX CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR ayaa runtii ka jawaabay inta badan falsafaddii aan ku baahinjirnay P/O waana Musharax fahansan inta badan sababta ay dawladnimada Soomaaliya la ragaastay

Inkastoo aan wali la waydiin qaybo ka mida falsafadaha aan baahinjirnay si kastaba ha ahaato waa musharax fahansan qayba badan oo muhiima,

Ka warbaahin ahaan aad baan u soo dhawaynaynaa Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Fadlan dhagayso Barnaamijkan dhamaantiis