Saadaasha Qofka Noqoaya Raysalwasaaraha Soomaaliya

Filed under: Important News,Wararka |

Warar si hoose PO Usoo gaaray ayaa sheegaya in ay hadda miiska u saaranyihiin Madaxwayne Farmaajo laba musharax Madaxwayne oo kala ahaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Jibriil Ibrahim Cabdulle.

Labdaan Musharax Madaxwayne midkood ayaa aad loo saadilanayaa in uu Madaxwayne Farmaajo midkood doorandoono

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Si Cajiiba U Soo Bandhigay Barnaamijkiisa Siyaasadeed Isagoo Noqday Musharax Ka Jawaabay Su’aalaha Asalkaa(Daawo)

Musharax Madaxweyne Jibriil Ibrahim Cabdulle Oo Qorshe Siyaasadeed Cajiiba Muujiyay (Dhegeyso

One Response to Saadaasha Qofka Noqoaya Raysalwasaaraha Soomaaliya

  1. Pingback: Saadaasha Qofka Noqoaya Raysalwasaaraha Soomaaliya - Daily Somalia Report