Cali Khaliif Oo Wada Hadal La Billaabay Somaliland Iyo Qormooyinkii aan Mudada P/O ku faafinay oo rumoobay (Akhri Qormooyinkii hore)

Filed under: Important News,Wararka |

Wafti ka socda maamulka Khaatumo ayaa gaadhay degmada Caynaba si ay wada hadal ula gallaan maamulka Soomaaliland.
Waftiga maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka mid ah.
1 Wasiirka Aminiga Khaatumo Kayse Abdi Yuusuf
2 Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Ismail Shabac
3 Ex Wasiirkii Hore Arimaha Gudahah Yaasiin Axmed Sulub
4 Ex Xildhibaan SSC Hore Xariir Awcali
5 Qurba Joog Bahir Mahdi Xubnin
6 Caaqil Axmed Xasa X Cumar( Xubni)

Dhegeyso wasiirka warfaafinta Khaatumo oo ka hadlay arrinkaas.

Dhanka kale in muddo ah ayaan P/O ku faafinaynay in uu Cali Khaliif yahay Ajansi is qarinaya oo bulshada uu kasoo jeeda marin habaabinaya.
Akhri maqaaalkan
Maxaa kaaga baxay safarka Cali Khaliif ee Horufadhi uu kula shirayo Soomaaliland

Akhri maqaalkan kale oo aan afar sano ka hor ku daabacnay P/O
Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac iyo Waxgaradka Beesha bah hararsame hadaynan Soomaaliland hoosta wax iskala ogayn maxay wiilashoodda uga dhaadhicin waayeen Fikirka sidii Laascaanood loo xoraynlahaa

One Response to Cali Khaliif Oo Wada Hadal La Billaabay Somaliland Iyo Qormooyinkii aan Mudada P/O ku faafinay oo rumoobay (Akhri Qormooyinkii hore)

  1. Pingback: Cali Khaliif Oo Wada Hadal La Billaabay Somaliland Iyo Qormooyinkii aan Mudada P/O ku faafinay oo rumoobay (Akhri Qormooyinkii hore) - Daily Somalia Report