Murtida Maanta [Thought of the Day] Garan maayo sababta dadku dunida oo dhan laba kooxood ugu qaybiyey, bogox iyo bari. Waxbarashadu maaha reer bari, reer galbeedna maaha. Waxbarasho waa waxbarasho, waa xaqa qof kastoo aadane ahna uu leeyahay. Malala Yousafzai I don’t know why people have divided the whole world into two […]
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of the Day] Xididdada waxbarashadu waa qadhaadh, midhahase waa macaan. Aristotle The roots of education are bitter, but the fruit is sweet. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 09.03.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of The Day] Oo Eebbe iyo Rasuulkiisa u hoggaansama, oo hays ilaaqina oo ha ragannimo jabina oo kartidiinnu yeeyan lumin, oo dulqaata. Eebbe, dhabtii, kuwa dulqaata Ayuu la barbaryahay. Qur’aanka Kariimka 8:46 Suuradda al-Anfaal […]
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of The Day] Kol hadduu maamuusku tago, maxay tahay waxa hadhay? Publilius Syrus What is left when honour is lost? Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.03.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of The Day] Maamuuskayga ayaa iiga qiimo iyo qaayo badan qudhayda. Miguel de Cervantes My honour is dearer to me than my life. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 04.03.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of The Day] Isbeddelku waa huriweydo. Isbeddelku waa joogto. Benjamin Disraeli Change is inevitable. Change is constant. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 03.03.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of the Day] Aqoondarradu waa xididka iyo jiridda giddi shar oo dhan. PLATO Ignorance is the root and stem of all evil. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 02.03.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of the Day] Isha ka rid. Odhaah Soomaaliyeed Hit the nail on the head. English Saying Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 01.03.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of the Day] Jacaylku waa wax aynnu ku dhalanno. Cabsidu wax aynnu baranno weeye. Marianne Williamson Love is what we are born with. Fear is what we learn. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 29.02.2016
Continue reading …Murtida Maanta [Thought of The Day] Dhabarxamashadu waa hollinta qof hagaajinta naftiisa ku awooddarreeystey. Ali Ibn Abu-Talib Backbiting is the attempt of one who is incapable of doing better himself. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.02.2016
Continue reading …