Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 35)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Sixitaanku wax weyn ayuu taraa, geesinnimoggelintase ayaa ka sii wax tar badan.   Johann Wolfgang von Goethe   Correction does much, but encouragement does more.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 25.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Fannaanka dhabta ahi maaha midka garabdaaran, midka weeyese dadka kale u waxyooda.   Salvador Dali   A true artist is not one who is inspired, but one who inspires others.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 24.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Midnimadu waa jiritaankeenna, kala qaybsanaantu waa jabkeenna.   Aesop   United we stand, divided we fall.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 23.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Rajo la’aan noolow waa ha jirin oo ha joogin.   Fyodor Dostoevsky   To live without hope is to cease to live.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 22.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Iska jir aqoonta khuraafaadka ah; way ka sii halisantahay kolka aqoondarrida la barbardhigo.   GEORGE BERNARD SHAW   Beware of false knowledge; it is more dangerous than ignorance.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 20.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Mideeynta ummadda Soomaaliyeed waa billowga hawsheenna; isu-keenidda, xafididda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed waa horumarka waddankeenna; is-garabsiga iyo wada shaqeeynta waa guusha iyo jiritaanka mustaqbalka Jamhuuriyadda Soomaaliya.   Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke [Luulyo, 1960]   Uniting the Somali nation is the beginning of our work; bringing […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Hadhuub daatay caanaha hambada ayaa la qabtaa. Odhaah Soomaaliyeed     It’s no use crying over spilt milk. English Saying   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 18.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   In qof si xoog leh kuu jeclaado awood ayay ku siisaa halka xoog-u-jeclaantaada qof ay geesinnimo ku siiso.   LAO TZU   Being deeply loved by someone gives you strength while loving someone deeply gives you courage.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 17.06.2016  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Ereyadaada sare u qaad, codkaagase maya. Roobka weeye waxa ubaxa soo saara, gugaca maaha.   Jalaluddin Rumi   Raise your words, not voice. It is rain that grows flowers, not thunder.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 16.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Midho gunti ku jira kuwo geed saaran looma daadsho. Maahmaah Soomaaliyeed     A bird in hand is worth two in a bush. English Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.02.2016

Continue reading …