Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 9)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dawada dawooyinka ugu wada wacan waa nasiinada iyo soomidda. Benjamin Franklin The best of all medicines are resting and fasting.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 23.05.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ku feker fekredo wacan, odho ereyo hufan, samee falal suubban. Magaclaawe Think good thoughts, say good words, do good deeds. Unknown   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 22.05.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Haddaad daaqadda si ballaaran dunida ugu ballaqdo, waxaa hubanti ah in baalalleydu halkaa soo gabranayaan. Deng Xiaoping If you open the window to the world too widely, there necessarily flies fly.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 21.05.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ugu dambeeynta wax walba way wacnaadaan, haddii weeye qudha aad dulqaad badan leedahay. Francois Rabelais All is well in the end, if you’ve only the patient to wait.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 17.05.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kolkay ceeryamadu qaaddo, ilays cadceed ayaa daba-xiga. Bronnie Ware When the fog clears, sunshine follows.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 16.05.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ubuxu cadceed la’aan ma magooli karo, qofkuna jacayl la’aan ma noolaan karo. Max Muller A flower cannot blossom without sunshine, and man cannot live without love.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 14.05.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Webiyada, balliyada, harooyinka iyo durdurrada – giddi magacyo kala dudduwan bay kala leeyihiin, hayeeshee dhammaantood biyo ayaa ku jira. Siday diimuhuba falaan – kurtood xaqiiqooyin ayay xambaarsanyihiin. Muhammad Ali Rivers, ponds, lakes and streams – they all have different names, but they all contain water. Just as religions do […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Bulshooyinka hoos-u-dhaca uu ku socdo ma dalbaan in aragtifogayaal ay u adeegaan. Anais Nin Societies in decline have no use for visionaries.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 30.04.2018  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Hadal haan ma buuxsho. Maahmaah Soomaaliyeed Talk does not cook rice. Chinese Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 26.04.2018

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Muuqaalka guud waligaa dhab haw qaadannin. William Safire Never assume the obvious is true.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 25.04.2018  

Continue reading …