Home » Archives by category » Wararka (Page 686)

Barnaamij Gaar ah 1da Luulyo Puntland Tv

Comments Off on Barnaamij Gaar ah 1da Luulyo Puntland Tv
Continue reading …

Boobka Shidaalka Somaliya iyo shirkado la been abuurtay

Comments Off on Boobka Shidaalka Somaliya iyo shirkado la been abuurtay
Continue reading …

Halkan ka akhri warkaan meeshaan kasoo xiganay isagoo ku qoran luuqadda swedidhka Norsk-svenskt krig om olja i Somalia HOLHOL / STOCKHOLM A Swedish-Norwegian oil war going on in Somalia. Two oil company, Lundin sphere’s Africa Oil and Norwegian DNO International, has signed contracts with two unrecognized regimes on the same oil field – the regimes […]

Continue reading …
Continue reading …

Khudbadda Madaxweynaha Puntland ee 1da Luulyo

Comments Off on Khudbadda Madaxweynaha Puntland ee 1da Luulyo
Continue reading …

Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab) INSHAA ALLAH:-BAAQA SHIR-WEYNAHA DIB U HESHIISINTA IYO MIDNIMADDA GUUL

Comments Off on Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab) INSHAA ALLAH:-BAAQA SHIR-WEYNAHA DIB U HESHIISINTA IYO MIDNIMADDA GUUL

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeedbadda,Midnimadda iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta (Somaalinimadda)ku hadleeyna waxaanu si diiran,niyad sami,kalsooni iyo dareen wadaniyadeed-ba ku soo dhoweeyneeynaa,la duubanay sidda ku haboona taageero buuxdda ula garab taaganay(Shir-weynaha Qaran Dib u Heshiisiinta iyo Midnimadda)ku baaqday qabashadiisa Dowladda Federaalka Somaaliyeed(Xukuumadda)Hadii Allah Idmo. Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed oo ah tiir adag oo […]

Continue reading …
Continue reading …

Heesihii Calanka iyo Xoriyadda (Daawo)

Comments Off on Heesihii Calanka iyo Xoriyadda (Daawo)

Heesaha Calanka Ururinta koobaad Heesaha Calanka Ururintii labaad

Continue reading …

Guulaha waweyn Ramadaanku ka tuugeeynaa) Alloow Nabadgelyo buuxdda,Hab Dowladeed cadaalad,garsoor iyo xaq soorba leh.midnimo cadaalad ah iyo walaalnimo dhab ah-Aamiin,Aamiin,Aamiin.

Comments Off on Guulaha waweyn Ramadaanku ka tuugeeynaa) Alloow Nabadgelyo buuxdda,Hab Dowladeed cadaalad,garsoor iyo xaq soorba leh.midnimo cadaalad ah iyo walaalnimo dhab ah-Aamiin,Aamiin,Aamiin.

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah(Somaalimada leh)ku hadleeynaa marka koowaad-Ramadaan Kariim dhammaan Ummada Somaliyeed gudaha iyo debedaba(Raxmaanku barakadda,kheyrka iyo guulaha waweyn Ramadaanku ka tuugeeynaa)Alloow Nabadgelyo buuxdda,Hab Dowladeed cadaalad,garsoor iyo xaq soorba leh.midnimo cadaalad ah iyo walaalnimo dhab ah-Aamiin,Aamiin,Aamiin. Urur ahaan waxaanu si diiran,danta guud ,masiirka qaran […]

Continue reading …

Barnaamijka Wadatashi iyo Wax-iswaydiin waa barnaamij muhiima oo Shabakadda Puntlandobserver ugu tala gashay Shacabwaynaha Soomaaliyeed sidii ay isaga horqaadi lahaayeen caqabadaha wadajirkoooda iyo midnimadooda hortaag (Dhageyso)

Comments Off on Barnaamijka Wadatashi iyo Wax-iswaydiin waa barnaamij muhiima oo Shabakadda Puntlandobserver ugu tala gashay Shacabwaynaha Soomaaliyeed sidii ay isaga horqaadi lahaayeen caqabadaha wadajirkoooda iyo midnimadooda hortaag (Dhageyso)

Halkaan hadaba ka dhagayso barnaamijkaas warbixin kooban oo ku saabsan Barnaamijkaas u jeedadiisa

Continue reading …