Home » Archives by category » Wararka (Page 684)

Barnaamij Gaar ah Xaaladda Gobolka Gardafuu

Comments Off on Barnaamij Gaar ah Xaaladda Gobolka Gardafuu
Continue reading …

TALO:-PLTV-MADAX BANAANI IYO TAYO WANAAG WARBAAHINEED.

Comments Off on TALO:-PLTV-MADAX BANAANI IYO TAYO WANAAG WARBAAHINEED.

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabada,Midnimadda iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah(Somaalinimadda leh)ku hadleeyna waxaanu soo dhoweeyneeynaa TV-Ga Dowlad Goboleedka PL si rasmi ah Dowlada Talyaanigu uGu wareejisay Lahaanshihiisa iyo maamulkiisaba Rajiimka Cusub P/Land Madaxweyne- Xurmadle-Proff-C/Weli Maxamed Cali Gaas,noqday TV-gu Hantida P/Land. Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed oo had iyo jeer u taagan la […]

Continue reading …

AMISON ISBAARO SOOMAALIDA LOO DHIGTAY(WAAYAHAN GUNIMADA)

Comments Off on AMISON ISBAARO SOOMAALIDA LOO DHIGTAY(WAAYAHAN GUNIMADA)

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiirada dhabta ah (Somaalinimada Leh)ku hadleeyna waxaanu si cad oo qeexaan,gabasho, cid durbaan u tumid,xaq duudsiin iyo been ku hadal midna la helay shaaca ka cadeeyneeyaa in(Ciidanka Midoowga Afrika-Amison)qaab weyn ka tahay caqabadaha hor taagan hanashada Dowladnimo buuxda,Sugidda Amaanka Guud iyo hellidda Midnimo […]

Continue reading …

TACSIDA GEERIDA MARXUUM AXMED SHIIKH JAAMAC

Comments Off on TACSIDA GEERIDA MARXUUM AXMED SHIIKH JAAMAC

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Nabadda, Midnimada Iyo Caddaaladda Soomaaliyeed. Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah (Somalinimadda leh)ku hadleeynaa waxaanu halkan ka soo gudbineeynaa Tacsi tiiraanyadeeda leh-Geeridda Xaq ah ku timmi:Marxuum qoonyahan Ustaad-AXMED SHIIKH JAAMAC ku geeriyoodeey Magaaladda Garoowe Xarunta Dowladda P/Lnad (09-07-2014). Marxuum-Ustaad-Axmed Sh.Jaamac wuxuu ahaa aqoonyahan sarre muddo dheer ku soo jiray hanaanka Dowladeed(dowladii […]

Continue reading …

CAMBAAREEYNTA WEERARKII MADAXTOOYADA IYO DAYACA AMAANKA

Comments Off on CAMBAAREEYNTA WEERARKII MADAXTOOYADA IYO DAYACA AMAANKA

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda Codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo qiiradda dhabta ah(Somalinimada leh)ku hadleeynaa waaanu si weyn u cambaareeyneeynaa Weerarka cadoownimadda ku saleeysan,naceeybka iyo nabad-diidnimadda, Nool-diidnimadda iyo dowlad iyo kala dameeyn diidka leh,ka duulaaya Caqliyadda Xasuuqa,gumaadka,dilka,barakiciinta ummadda Somaaliyeed wax laga faa’iidaayo la garaneeyn(Khasaare iyo dhiig daadiin keliya) waana dhaqan ka reeban Shareecadda […]

Continue reading …

Barnaamijkii Wadatashi iyo wax-iswaydiin xog ururin farabadan sida Dawlad Wanaagga, Kala duwanaashaha dadka,Golayaasha deegaanka, Lacagta iyo Bangiyada, Resource quutul daruuriga 6 Qaybood oo muhima dhageyso xog uruurintooda

Comments Off on Barnaamijkii Wadatashi iyo wax-iswaydiin xog ururin farabadan sida Dawlad Wanaagga, Kala duwanaashaha dadka,Golayaasha deegaanka, Lacagta iyo Bangiyada, Resource quutul daruuriga 6 Qaybood oo muhima dhageyso xog uruurintooda
Continue reading …

Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 2aad – dhegeysi wacan!)

Comments Off on Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 2aad – dhegeysi wacan!)
Continue reading …

Daawo warancade iyo Saxaafadda Soomaaliland waxa kala haysta

Comments Off on Daawo warancade iyo Saxaafadda Soomaaliland waxa kala haysta
Continue reading …

Wiil reer Burco ah oo Alshabaab katirsan oo Labtob ku Qarxiyay Hotel Muqdisha kuyaal oo Kaamiradii duubtay cadeymo(Daawo warbixin kaamara wadata)

Comments Off on Wiil reer Burco ah oo Alshabaab katirsan oo Labtob ku Qarxiyay Hotel Muqdisha kuyaal oo Kaamiradii duubtay cadeymo(Daawo warbixin kaamara wadata)
Continue reading …

Dagaal Ooge Faysal Cali Waraabe: “Garoowe Xoog Baan ku Qabsan lahaa haddii aan Soomaaliland Madaxwayne ka noqonlahaa” (Daawo Faysal oo sheegay in 22-kii sano ee lasoo dhaafay ay un-tu dhiibeysay lacagta ay Horgalayaasha Sool iyo Sanaag siiyaan)

Comments Off on Dagaal Ooge Faysal Cali Waraabe: “Garoowe Xoog Baan ku Qabsan lahaa haddii aan Soomaaliland Madaxwayne ka noqonlahaa” (Daawo Faysal oo sheegay in 22-kii sano ee lasoo dhaafay ay un-tu dhiibeysay lacagta ay Horgalayaasha Sool iyo Sanaag siiyaan)

Halkaan ka dhageyso yaa bixiya lacagta lasiiyo horgalayaasha Sool iyo sanaag lasiiyo, dhageyso Faysal oo kasheekaynaya in lacagtaas ay Un-tu Soomaaliland siinaysay illaa 1991 kii

Continue reading …