Home » Archives by category » MAANSOOYINKA (Page 4)

Afar Nin oo Walaalo ah (Sheekaxariirooyinka Soomaalida)   Waa waayada ka mid ah, waxaa wada noolaa afar nin oo walaalo ahaa.   Nin wuxuu ahaa Caalin. Labaad wuxuu ahaa Geesi. Saddexaad wuxuu ahaa Deeqsi. Ninka afaraadna wuxuu ahaa Abwaan.   Afartii nin ayaa isaga horyimid oo isku qabsaday talada reerka, qofka looga dambeeyn lahaa.   Caalinkii […]

Continue reading …

Shabaab Shayddaan

2 Comments

  Shabaab Shayddaan   Shahiid bay barteen iyo inay, shacabka laayaane Shaadh been ah dhaaxay xidheen, magacna sheegteene. Show niman la soo wada shirrabay, shiishka kuma boobin Show shaag intay wada marsheen, hilibka muu shiidin Show webi shabeelle sidii, dhiig ma shalaxyaynnin Shalaqooti show lagama ridin, lamana shaandhaynnin Show shagax ma odhan waayagii, sheegan jirey guule. […]

Continue reading …
Page 4 of 41234