Home » Archives by category » Taqwada (Page 3)

Murtida Maanta [Thought of the Day]   ”Mulkigiyo naftaadaba haddii, rag u muraad yeesho; ’Anaa kaa mud roon’ iyo haddii, muruq laguu sheegto; Maxastaada inaad daafacdaa, ma aha xaaraane.”   Khaliif Shiikh Maxamuud   ”If a man is interested in attacking you and your personal property; Taking aggressive military offence and willing to destroy you […]

Continue reading …

Shabaab Shayddaan

2 Comments

  Shabaab Shayddaan   Shahiid bay barteen iyo inay, shacabka laayaane Shaadh been ah dhaaxay xidheen, magacna sheegteene. Show niman la soo wada shirrabay, shiishka kuma boobin Show shaag intay wada marsheen, hilibka muu shiidin Show webi shabeelle sidii, dhiig ma shalaxyaynnin Shalaqooti show lagama ridin, lamana shaandhaynnin Show shagax ma odhan waayagii, sheegan jirey guule. […]

Continue reading …

Dhegayo warbixin VOA ka diyaarisay shirka wadatashiga

Comments Off on Dhegayo warbixin VOA ka diyaarisay shirka wadatashiga

Dhegayo warbixin VOA ka diyaarisay shirka wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Continue reading …

Fadlliga Soonka iyo BIsha Ramadaan Sh Mustafa X Ismaaciil

Comments Off on Fadlliga Soonka iyo BIsha Ramadaan Sh Mustafa X Ismaaciil
Continue reading …
Page 3 of 3123