Daawo Doodda Caankaa ee Crosstalk iyo Sida Loo Nacay OO La Isugu Dacaayadaynayo Dagaal iyo Wixii Xiiseeya (Faallanqayn Kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Warbaahinta P/O waxaan diiradda ku saari doonnaa in aan farta ku fiiqno qofkasta oo qori iyo dagaal iyo fawdo la ordaya, waana in la isugu taggo oo meel kasta laga dacaayadeeyo qofkii qori uu umadda ku laynayo la cararaya.

 

Trump baa hadda hoos lowgu dhigayaa oo la leeyahay waa nin qori la cararaya, waana dacaayad hadda qof qori la cararaya ama waa qof wax si ka yihiin

Guul: Somalia Oo Diiday In Masar Saldhig Military Ka Samaysato Somalia (100 ka Sano ee Soosocota Soomaaliya Waxaan Nabad Ahayn Ka Shaqayn Mayso Fallanqayn)