Daawo Michael Keating oo Taageeray 4.5 iyo warbixin cadayn sida macdanta Soomaaliya loo dhacayo iyo in Ruush iyo China xitaa la laaluushay

Filed under: Important News,Wararka |

Michael Keating ayaa markii uu Bulshada Puntland la kulmay ay dhamaantood u muujiyeen sida ay u diidanyihiin 4.5, laakiin Michael Keating ayaa markii uu Baydhaba tagey ku dhawaaqay in uu Taageerayo nidaamkii 4.5 ee ay awalba Beesha Caalamku wadatay.

Halkaan ka dhegayso.

Falanaqayn kooban.

Waxaad mooddaa in uu Micheal Keating meel fiican ku hubsaday xaaladda Soomaaliya isla markaana uu markii uu si fiican u qiimeeyay Soomaaliya ay usoo baxday in hadda wixii ladoono laga yeeli karo Soomaaliya oo hadda la jooggo xiligii Fad ama Ha fadin waa lagu fadsiin

Michael Keating marka uu xaaladda Soomaaliya Qaymeeyay sida Soomaali loo kala qaybshay, sida ay Ethiopia meel walba u xukunto, iyadoo maanta la ogyahay askari kasta oo Soomaaliya joogga iyo kartida uu u leeyahay in uu qori rido, qoriga uu haysto noociisa.

Wiil yar oo kamida dhalinyaro askar ka ahaa magaalada Gaalkacyo ayaa noosheegay in 98% askarta shiishyahankaa ee Soomaaliya joogga ay Ethiopia soo tababartay oo la ogyahay kartidooda dagaal iyo hubka ay haystaan.

Sidoo kale waxaa la ogyahay maamulada Puntland iyo Somaliland iyo Jubbaland midkasta inta askar iyo Hub uu haysto, inta dhaqaale ee uu haysto, waxaa kaloo la hayaa siyaasiyiinta meeshaas joogga kartidooda, iyo xitaa Isimada.

Dhanka kalena dhamaan maamulada jira lacagaha ay ku dhaqdhaqaan intooda badan waxaa bixisa Beesha Caalamka, waxaana kuba filan iyadoo mashaariicda un laga hakiyo oo waxaa la ogyahay dhaqaalaha meeshaan dhaqdhaqaaqa, marka hadii dhaqaalahaas laga hakiyo waxaan shaki ku jirin in shacabka iyo dawladdu is arkayaan.

Dhanka Macdanta iyo Khayraadka Soomaaliya.

Waxaad mooddaa shirkadaha doonaya in ay boobaan macdanta Soomaaliya oo waliba u badan deegaanada Beesha Daarood, waxaad mooddaa in ay shirkadahaas ay laaluusheen dalalka Ruushka iyo China oo ay Kontaraaktiyadii qaybtooda siiyeen oo iska laaluusheen.

Matalan China waxaa la siiyay shidaalka deegaanka ogaden halkaan ka akhri China Poly Technology to Produce 40 Billion Gallon Gas in Ethiopia’s Ogaden

Halkaan waxaad ka akhrisaa sidoo kale shirkadda Spectrum oo laga leeyahay Norway oo dfs ay Qandaraasyo siisay akhri Spectrum signs Seismic Data Agreement to Kick-Start Oil Exploration Offshore Somalia
Shirkadda Spectrum oo laga leeyahay dalka Norway ayaa Heshiis lasii gashay shirkad laga leeyahay China halkaan ka akhri wararkaas

Dalka Ruushka waxaa la siiyay oo la isaga laaluushay Share-ka ugu badan Shirkadda Somaoil warbixintaas halkaan ka dhegeyso

Isku soo duub hadda ka hor baan warbixn ka qornay Beesha Israel ama Yahuudda oo la cadeeyay in ay dhamaan leeyihiin shirkadaha doonaya in ay boobaan shidaalka deegaanada Soomaalida waliba si gooniya Beesha Daarood deegaanadeeda macdanta ku jirta Halkaan ka akhri

Isku soo duub mucjisada beesha Yahuudda iyo cuqdada ay noo qabto oo ay gaareen heer ay dadkaas masaakiintaa khayraadkooda qaybsigooda isaga laaluushaan illaa China illaa Ruush si loo boobo dadkaas masaakiintaa hantidooda.

Xasuusin Taajiriinta Beesha Yahoodda ayaa leh mulkiyadda dhaqaalaha aduunka 50%, iyadoo dad badan oo dunida waxku qora ay cadeeyeen in Soomaalidu waayihii hore ay marwalba caawin jireen Beesha yahuuda xiligii ay Fakhriga ahaayeen, maanta ay wadaan dhamaan mu-aamuradda Soomaalida lagu bahdilayo oo lagu boobayo..

Soomaalidu marna ma diideen haddii shirkadaha Beesha Yahuudda ay qaadanayaan 50% , inta kalena Soomaalida siin lahaayeen laakiin hadda waxaa cad in taas ka door bideen in ay qaataan 60%, isla markaana 20% isaga laaluushaan China iyo Ruush, Soomaalidana aan xitaa 5% looga tagin.

Michael Keating ayaa la cadeeyay in uu kasoo jeedo beesha Yahuudda oo uu xiriir fiican la leeyahay shirkadda Somaoil, isla markaasna uu fulinayo damaca shirkada Maafiyadaa oo raba in ay boobaab Macdanta Soomaaliya