sir Mushkiladda Soomaaliya ka taagan oo loo badaniyo Batroolka Soomaaliya ku jira oo la isku haysto, iyo Shaki Wakiilka un-ta Michael Keating

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Michael Keating wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo horey uga shaqayn jiray Xarunta Cilmibaarista ee Uk ee Chatham House ayaa isla Xaruntaas nin ay wada shaqayn lahaayeen oo isna Cilmi Baare ah oo la yiraahdo Dr. Dominik Balthasar wuxuu warbixin ka qoray dhibaatada uu keeni karo Batroolka Soomaaliya ku jira oo uu ku qiyaasay 110 billion oo fuusto warbixintaas halkaan ka akhriso

Michael Keating oo isla xaruntaas cilmibaarista ka shaqayn jiray markii wakiilka Soomaaliya Un-ka u qaabilsan laga dhigay waxay dad badan dareemayaan in ay wax jiraan sida uu wax u maaraynayo.

Dhanka kale Shirkadda Somaoil oo ay wada aasaaseen Xasan Sheekh iyo Lord Howard —> halkaan ka akhri taariikhda Lord Howard.

Waxaad kaloo akhrisaa warbixinno muhim ah aan dhawr sano ka hor daabacnay

Shirkadaha Shidaalka ee reer Galbeedka oo doonaya Batroolka Puntland(Beesha Daarood) in ay ku boobaan iyagoo soo maraya BeelahaIsaaq iyo Hawiye (Hargaysa iyo Xamar) akhri qormadaas oo run u e kaatay

Akhri warbixintaan kale iyana
Fadeexad: Shirkadaha Genel iyo DNO oo raba in ay Xoog ku baartaan shidaalka deegaanada Daaroodka oo lugta la galay Taajiriinta Rothschild

In Iraq Oil Deal, Tony Hayward And Nat Rothschild Are Now Partners With Sinopec

Isku soo duub dhamaan nimanka Madaxda ka ah Shirkadahaan shidaalka Soomaaliya doonaya in ay hab musuqmaasuqa ku qaataan ayaa kasoo jeeda Beesha Israel, waxaana habboon in oday dhaqameedka Soomaalidu ay Gar u dhigtaan siyaasiyiinta Yahuudda oo yiraahdaan naga gar baxa.

Akhri Maqaal leh Somalidu waa reer Bini Israel (the Dir, Daarood, Isaaq, and Hawiye Digil and Rahanwayn, these six clan-families correspond to the “Old Testament version of the tribal segmentation of the children of Israel.)l