Dhgayso: Musharax Gablax sanad kahor muxuu kayiri arrimaha Puntland ee muhiimkaa sidda (Dawladwanaag, Horumar dhaqaale, Diinwaangalin iyo Dimuqraadiyadayn, Jiriifka Badda) “dhagayso warbixo fara badan”

Filed under: Wararka |

gablax

Musharax Cabdiraxmaan Gablax ayaa kamid ahaa, Musharaxiintii diidanaa in Xukuumadda Faroole sanad ku darsato, sidaa awgeed Musharxiin uu Gablax kamid ahaa ayaa waxaa kaga dhumay waqti farabadan iyo kharashaad aan lasoo koobi karin, Markii Xukuumadda Cabdiraxmaan Faroole ay sanadka ku darsatay, iyo Markii hadanna Xukuumadda Dr Cabdiraxmaan Faroole ay hirgalisay Hanaanka Asxaabta faraha badan oo ay Musharaxiintan u arkeen in aan wadadii saxda ahayd loo marain hanaahaas, Mushraxiintaas aadka uga horyimid waxay kala Ahaayeen.

Cabdullaahi Siciid Samatar.
Cabdiraxmaan Sh Maxamed Gablax
Maxamed Cali Yussuf Gaagaab.

Hadaba waxay Puntlandobserver idiinsoo gudbinaysaa Hadalo aad u qiima badan oo Musharax Cabdiraxmaan Gablax ay saxaafadu kaqabatay marar uu soo bandhigay Fikradaha isbadal doon ee Puntland looga baahanyahay in laga hirgaliyo.

Dhagayso Gablax oo kasheekaynaya sidda Puntland loo horumarinkaro

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Dhagayso Gablax oo kasheekaynaya Dawlad wanaaga

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Dhagayso Gablax ka hadlaya sidii Puntland isku filaasho loo gaarsiinlahaa

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Halkaan ka dhagayso Gablax oo kahadlaya sidii Xisbiyadda badan oo rasmiya loo hirgalinlahaa

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Dhagayso Gablax oo Khibradiisa shaqo iyo waxbarasho ka sheekaynaya

Dhagayso Gablax oo ka sheekaynaya Jiriifka badda Puntland lagu hayo

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Halkaana ka daawo jariifka fooshaxun ee Badda Soomaaliya lagu hayo oo lasoo duubay.

One Response to Dhgayso: Musharax Gablax sanad kahor muxuu kayiri arrimaha Puntland ee muhiimkaa sidda (Dawladwanaag, Horumar dhaqaale, Diinwaangalin iyo Dimuqraadiyadayn, Jiriifka Badda) “dhagayso warbixo fara badan”

  1. Pingback: Gablax Oo Ka Hadlay 4 Sano Ka hor in Shacabka La diiwaangaliyo Inta Aan Xisbiyo La Samayn iyo arrinkiii oo Wali Taagan (Dhegeyso | Puntland Observer