Gabyaagii 1980 Difaaci Jirray Xukuumaddii Siyaad Barre Dheeg Dharbaaxo Jin Oo Maantana Sida Faysal Cali Waraabe Iska Dhigaya Nin Xornimo Usoo Dagaalamay Daawo

Filed under: Important News,Wararka |

Halkaan hoosena waxaad ka daawataa qormo aan horay u daabacnay

Markale Daawo gabayadii silsiladii hurgumo ee Dhirbaaxo jin(Isaaq) iyo Khaliif Shiikh(Majeerteen) iyo Marxuum Gaariye oo kasheekaynaya Gabyadaas oo uu Marxuum Siyaad Barre kaqaybqaadanayay