Markale Daawo gabayadii silsiladii hurgumo ee Dhirbaaxo jin(Isaaq) iyo Khaliif Shiikh(Majeerteen) iyo Marxuum Gaariye oo kasheekaynaya Gabyadaas oo uu Marxuum Siyaad Barre kaqaybqaadanayay

Filed under: Important News,Wararka |

silsiladii hurgumo
Halkaan ka daawo Abwaan Gaariye oo kasheekaynaya Gabayadii silsiladii hurgumo mar Gaariye iyo Hadraawi Siyaad Barre ka codsaday in ay Gabayadaas silsiladii hurgumo iyaguna sii buun buuniyaan oo Dawladda ku taageraan.

Qaybtii koobaad dhirbaaxo jin iyo Khaliif shiikh( silsiladii hurgumo oo dhamaystiran) Part 1

Qaybtii labaad dhirbaaxo jin iyo Khaliif shiikh( silsiladii hurgumo oo dhamaystiran) Part 2

Source:http://www.puntlandobserver.com/daawo-gabayadii-silsiladii-hurgumo-ee-dhirbaaxo-jinisaaq-iyo-khaliif-shiikhmajeerteen-iyo-marxuum-gaariye-oo-kasheekaynaya-gabyadaas-oo-uu-marxuum-siyaad-barre-kaqaybqaadanayay/