Gobalada Waqooyi iyo Aqalka Sare Haddii Lagu Qaybsho 18-kii Gobol Dir waqooyi 10 Kursi, Harti 5 Kursi (Qormo Gaaban)

Filed under: Important News,Wararka |

Marar badan baan ku faafinay muranka aqalka sare ee mudada sanadkaa socday waxaa sabab u ah markii qodobkii dastuuriga ahaa la jabiyay Qodobkaas oo dhigayay in 18-kii Gobol lagu qaybsho kuraastaas.

Hadaba Gobalada Waqooyi ee intii uu Ingiriisku xayndaabtay waxay ka koobnaayeen 5 Gobol oo ka dhigan 5*3=15 in ay xaq u lahaayeen 15 kursi, laakiin maadaama dastuurkii aan lagu dhaqmin waxaa loo qoondeeyay 14 kursi oo hal kursi baa ka maqan oo aaday dhanka Galmudug iyo Hirshabeele.

Ogow horumarka waa runta sheeg cadaaladda ku dhaqan cidna ha u eexan

Hadaba qormo aan xili hore arrinkaas si fiican ugu faahfaahinay halkaan hoose ka akhri

5 Responses to Gobalada Waqooyi iyo Aqalka Sare Haddii Lagu Qaybsho 18-kii Gobol Dir waqooyi 10 Kursi, Harti 5 Kursi (Qormo Gaaban)

  1. Pingback: Gobalada Waqooyi iyo Aqalka Sare Haddii Lagu Qaybsho 18-kii Gobol Dir waqooyi 10 Kursi, Harti 5 Kursi (Qormo Gaaban) - Daily Somalia Report

  2. Pingback: Aqalka Sare Iyo Cadaalad Darada Dhacday (Qormo Gaaban) | Puntland Observer