Iran Oo S-300 missiles Gaysay Xarunteed Nukliyeerka (Falanqayn Kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Horey ayaan P/O ugu daabacnay qormo ku saabsan tartanka dagaal dhanka hubka akhri—-> Maxaad Ka Taqaan Dagaalka Dahsoon ee Ruushka Iyo Maraykanka Halka Aduun Marayo, Iyo Halka Dagaalka Dadqalatada ee Shacab Miino Lagu Qarxinayo Farqiga U dhexeeya (Aflaam muhiima)

Hadaba qormadaas waxaa ku jira aflaam dhanka hubka casrigaa oo Markaas uu Maraykanku soo saaray diyaarado casriya oo aan raadeerku qaban oo markaas awood u leh in ay duqeeyaan gantaalada s-400, balse uu Ruushkuna hadda wado in uu hawl galiyo lidka gantaalada diyaaradaha nooca s-500 oo markaas soo qabanaya diyaaradaha f-22 ee maraykanka ee aan raadaarku qaban.

Haddii uu arrinkaas xaqiiq yahay ayaynan Iran waxba tarayn gantaalada lidka diyaaradaha ee s-300 oo ay lacag aad u farabadan oo kumanaan million ah siisyteen

Daawo Generaal Maraykan ah oo leh haddaan maraykan nahay waa awoodnaa in aan burburino gantaalada s-300

hadaba daawo aflaamtaas oo dhamaystiran.

One Response to Iran Oo S-300 missiles Gaysay Xarunteed Nukliyeerka (Falanqayn Kooban)

  1. Pingback: Iran Oo S-300 missiles Gaysay Xarunteed Nukliyeerka (Falanqayn Kooban) - Daily Somalia Report