Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Filed under: Aqoon-kororsi,Articles,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

vote
Waxaad mooddaa in kooxda xasan Sheekh ee damjadiid ay marba darbi isku qaadayaan oo ay isleeyihiin xagaanaa sahlan ee kasoo gala doorashada.

Waxaana aad mooddaa in ay doonayaan in hanaankii 4.5 wali waxlagu qaybsado, Balse loo ekaysiiyo mid deegaamaysan oo halkii awal marka beeluhu qeeriinka ku qaybsadaan xildhibaanada markaas kadib ay oday dhaqameedkii soo xuli jireen.

Caqliga Damjadiid ayaa dhigaya in xildhibaanda qeeriinka lagu qaybsado isla sidii hore 4.5, markaas halkii oday dhaqameedku soo xuli jiray hadda ay soo xulaan qolooyinka lowgu yeero URURADA BULSHADA RAYIDKA (CIVIL SOCIETY), WAXAANA AAN WADA XASUUSANYAA MARKII WADATASHIGA PUNTLAND LAGA SAMAYNAY IN AY DADKII WADATASHIGA SAMAYNAYAY AY SOO XULEEN QOLOOYINKA LOO YAQAAN CIVIL SOCIETY

XASUUSNOW SOOMAALIDU WAA REER MIYI MANA YAQAANAAN WALI BULSHADA RAYIDKA, MANA AHAN DADKA BADANAAA KASHAQEEYA ARRIMAHAAS DADKA DADKA MATALA DADKA REER MIYIGAA OO ISKU DHAQANBA MA AHAN, WAXAANA LA RABAA DAD YAQAAN DADKA REER MIYIGAA OO MATALA DADKAAS IYO RABITAANKOODA.

HALKAAN KA EEG WARKAAS OO AAN HOREY U DAABACNAY
Dhegeyso cida soo qabanqaabisay shirka wadatashiga oo ah Punsaa Bulshada rayidkaa oo kaliya