koonfurgalbeed 145 xildhibaan beelaha ay kasoo jeedaan Mirifle 67, Digil 34, Hawiye 20, Daarood 4, Dir 14, shanaad 6 (Akhri)

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Shariif Sakiin ayaa noqday Hogaamiyhii ugu cadaaladda xumaa hogaamiyayaasha Soomaaliya soomaray marka la eego sida uu wax ugu qaybshay beelaha Soomaalida ah ee degan sadexda Gobol ee KoonfurGaleed.
Xubnaha Xildhibaanada ayaa iskudar ahaaa 145.
Sidatan ayay Shariif iyo Kooxdiisu u qaybsheen
Daarood 4
Hawiye 20
Dir 14
Mirifle 67
Digil 34
Shanaan .5 6
Iskudar 145

Qaybsigaas ayaa durba sabab u ahaa kocdoonkii ay beelaha Daarood/ugaadeen durba uga horyimaadeen oo ay ugu dhawaaqeen maamul ka madaxbanaam midka shariif xasan.

Beesha Mirifle ayaa qaatay 67 xildhibaan taasi oo ah wax ka yaabiyay Soomaalidii kale waayo marka hab beeleed wax lagu qaybsanayo ee aan la gaarin one man one vote waa in ay beeluhu iska dhex arkaan xildhibaanada.

Matalan Gobalka Mudug qaybtiisa Puntland beel ahaan waxaa ugu badan beelaha Daaroodka beesha Cumar Maxamduud oo degan laga Billaabo Wardheer Illaa Xeebta Garacad waa dhul isku jira 500 oo Km oo dadka Dhulkaas Dega ay Gaalkacyo xarun u tahay, hase yeeshee Beesha Cumar Maxamuud deegaanka beelo farabadan baa la dega.

Xildhibaanada Gobalka Mudug waa 12 Xildhibaan Beesha Cumar Maxamuud waxay qaadataa 2 Xildhibaan, laakiin haddi si saxa loo xisaabtami lahaa kabadan bay qaadan lahaayeen, saasoy tahay ayaa wali beelo badan ku dulmanyihiin oo aynan xildhibaan ka helin Gobalka sida beesha Madhibaan Halkaan ka eeg Beelaha Xildhibaanada Puntland

Halkaana waxaad ka eegtaa maapkii xiligii Gumaysiga sida Beeluhu u kala daganaayeen Soomaaliya inkastoo xooggaa aan badnayn ay wax isbadaleen hadana sida Guud waa sidatan.
koonfur galbeed
Somali tribes
Halkaana ka eeg shaxda Xildhibaanada KoonfurGalbeed

Daarood.
1-Dhaqan Taqal Yarow ( Daarood/ Ogaden/ Cowyahan)
2-Maxamed Suldan Maxamuud ( Darood/Ogaden/ Cowyahan)
3-Axmed Maxamed Cabdi ( Darood/ Ogaden/ Cowyahan)
4-Aadan Xabiib Xasan ( Daarood/Harti- Buraashley)

Hawiye.
1-C/salaam Cabdulle Yalaxow ( Hawiye/ Wadalaan)
2-Cismaan Cabdi Muuse ( Hawiye/ Silcis)
3-Axmed Maxamed Nuur ( Hawiye/ Abgaal/Wacdaan Cismaan)
4-Nuur Ibraahim Cismaan ( Hawiye/ Abgaal/Wacdaan Cismaan)
5-C/salaam C/laahi Maxamud ( Basaay) ( Hawiye/ Carmale)
6-C/laahi C/raxmaan Ibrahim ( Hawiye/ Sheekhaal Gabdershe)
7-C/laahi Maxamed Aadan ( Hawiye/ Jijeelle)
8-Yusuf Ali Max’ed ( Hawiye/ Gaajecel)
9-C/ Naasir Cabdi Caruush ( Hawiye/ Habargidir/ Ceyr)
10-Mahad Cabdi Dhoore ( Hawiye/ Habargidir/ Saleebaan)
11-Abuukar cabdulle raage ( Hawiye/ Abgaal)
12-Ruqiya Abshir Nuur ( Hawiye/ Abgaal)
13-Abdukadir Abdiraxman Ali (Hawiye/ Gaajecel
14-Amino Osman Issak Hussen ( Hawiye/ Jejeelle)
15-Hassan Hussen Max’ed ( Hawiye/ Murunsade)
16-Cartan Abdi Ibrahim ( Hawiye/ Murunsade)
17-Max’ed Ax’ed Max’ed (Baafo) ( Hawiye/Sheekhaal Jaziira)
18-Ibrahim Macalin Aden Osman ( Hawiye/Sheekh Aw Qudub
19-Suweeys Ali Hassan ( Hawiye/ Wadalaan)
20-Ruqiya Hassan Coloow ( Hawiye/ Xawaadle)

Dir
1-Zaynab Ismail Abuukar ( Dir/ Biimaal)
2-Hussen Ali Macalim ( Dir/ Biimaal)
3-Awiikar Nuur Abdulle ( Dir/ Biimaal)
4-Maxaad Max’ed Ciise ( Dir/ Biimaal)
5-Xuseen Cali Xaaji ( Dir/ Biimaal)
6-Ax’ed Max’ed Barre ( Dir/ Biimaal)
7-Abuukar Xasan Xuseen ( Dir/ Biimaal)
8-Ax’ed Max’ed Macalim Omar ( Dir/ Biimaal)
9-Abdi Fataax Ali Ax’ed ( Dir/ Biimaal)
10-Yuusuf Cabdinuur Suuri ( Dir/ Biimaal)
11-Binti Ibrahim Ali ( Dir/ Biimaal)
12-Maryan Kayf Hassan Osman (Dir/ Biimaal)
13-Ruun Siraad Cali ( Dir/Biimaal)
14-C/laahi Mursal Xuseen ( Dir/ Gaadsan)

Mirifle
1-Aadan Xasan Maxamed (Mirifle/Boqol hore/Disow)
2-C/laahi Macalin Xasan Cali ( Mirifle/ Boqol hore/ Eemid)
3-Roob sheikh Xasan C/raxmaan ( Mirife/ Eelaay)
4-Cali Cabdi Cali ( Cali garuun) ( Mirifle/ Ealaay)
5-Maxamed Macali Aadan ( Madmuran) (Mirifle/ Eelaay)
6-Bishaaro Cali Nuur ( Mirifle/ Eelaay)
7-Muxidiin Xaaji Cadow ( Mirifle/ Eylo)
8-Yarow Cali Xuseen ( Mirifle/Boqol Hore/Disow)
9-Shariif Maxamed Sheekh Axmed (Mirifle/sharaaf)
10-Qaasim Mogow Cabdulla (Mirifle/Asharaaf)
11-Cismaan Axmed Isgoowe Xasan ( Mirifle/ Yantaar)
12-Xasan Xuseem Maxamed ( Xasan Ealey) ( Mirifle/ Yantaar)
13-C/laahi Isaaq Maxamed ( Mirifle/ Wanjeel)
14-Maxamed C/qaadir Macalin ( Mirifle/ Boqol Hore/ Yallale)
15-Aadan Isaaq Wardheere ( Mirifle/ Garwaale)
16-Amiin Maxamed Faarax ( Mirifle/ Garwaale)
17-C/wahaab C/laahi Madoobe ( Mirifle/ Gasaare-Gude)
18-Aadan Maxamed Cismaan ( Mirifle/Gawaawiin)
19-Cali Isaaq Cumar ( Mirifle/ Geelidle)
20-Bashiir Ibraahim Aadan ( Mirifle/ Geelidle)
21-Aamino Isaaq Maxamed (Mirifle/ Geelidle)
22-Cali C/raxmaan Cali (Mirifle/ Harow)
23-Nimco Nuur Cali ( Mirifle/ Harow)
24-Aadan Dooyow Suurow ( Mirifle/Heladi)
25-C/laahi Abdi Shoobey ( Mirifle/ Hubber)
26-Madkiim Mad Aftiin ( Mirifle/ Hubeer)
27-Shukri Bashiir Xaajir (Mirifle/ Hubber)
28-Ugaas Isaaq Cali (Mieifle/Jiroon)
29-Nuur Isaaq Sheekh ( Mirifle/ Jiroon)
30-Maxamed Xasan Axmed ( Jakole) ( Mirifle/ Yantaar)
31-Faadumo Maxamed Aadan ( Mirifle/ Yantaar)
32-Maxamed Cali C/laahi ( Mirilfe/ Boqol Hore/ Qoomaal)
33-Yuusuf Aadan Gurdaalle ( Mirifle/ Reer Dumaal)
34-Arfa Ibrahiim ( Mirifle/ Jilible)
35-Ibraahim Xasan Buulle ( Mirifle/ Jilible)
36-Xamdi Xasan Ibraahim ( Mirifle/ Jilible)
37-Maxamed Cadow Xasan ( Mirifle/ Leysaan)
38-C/shakur Yacquub Ibrahim ( Mirifle/ Leysaan)
39-C/laahi Nuur Maxamed ( Mirifle/ Leysaan)
40-Batuullo Xuseen Sheekh ( Mirifle/ Leysaan)
41-Cabdi Maxamed Xasan ( Mirifle/ Luwaay)
42-C/wahaab Shekh Maxamed Kariim ( Mirifle/ Luwaay)
43-Cibaado Cabdi Cali ( Mirifle/ Luwaay)
44-Hassan Macalim Yusuf ( Mirifle/ Hadamo)
45-Max’ud Abdi Ali ( Mirifle/ Hadamo)
46-Hassan Ali Abdi-Nur ( Mirifle/Hadamo)
47-Hassan Aden Macalin Ax’ed ( Mirifle/ Hadamo)
48-Siteey Max’ed Abuu ( Reer Baraawe)
49-Haajiro Aden Macaawiye (Mirifle/ Heledi)
50-Farxiyo Max’ed Ax’ed ( Mirifle/ Heledi)
51-Faayoow Abdi Shooleey ( Mirifle/ Eeylo
52-Ibrahim Max’ed Ax’ed ( Mirifle/Hadamo)
53-ILyas Hassan Nur Abdi ( Mirifle/ Wanjeel)
34-Abdiraxman Ibrahim Aden ( Mirifle/ Hariin)
55-Abdulkadir Shaban Ax’ed ( Mirifle/ Hariin)
56-Max’ud Max’ed Kaire ( Mirifle/ Hariin)
57-Cudbi Abdiraxman Abdi ( Mirifle/ Hariin)
58-Mustaf Max’ed Abdi ( Mirifle/ Boqol Hore/ Qoomaal)
59-Issak Isgoow Max’ed ( Mirifle/Boqol Hore/ Eemid)
60- Fowsiya Ali Hassan Xaydar (Mirifle/ Reer Dumaal)
61-Amino Ibrahim Salaad ( Mirifle/ Macalinweyne)
62-Saciido Shariif Jamaadudiin Max’ed ( Mirifle/ Asharaaf)
63-Max’ed-Nur Max’ed Maalim ( Mirifle/ Gaalidle)
64-Abdullahi Aden Max’ed ( Mirifle/Hadamo)
65-Hassan Abdi Max’ed ( Mirifle/ Macalinweyne)
66-Abdi Hassan Abdi (Kushuk) ( Mirifle/ Macalinweyne)
57-Aden Hussen Hassan ( Mirifle/ Jiroon)

Digil
1-Khayr Maxamed Axmed ( Digil/Bagadi/Abaajibil)
2-C/risaaq Maxamed Yuusuf (Digil/ Jiido/Afaaf)
3-Nuurto Max’ed Abdi (Digil/ Garre)
4-Shaacir Omar Bayle ( Digil/ Tunni)
5-Shaaric Abuukar Cali ( Digil/ Bagadi)
6-c/raxmaan Cismaan Malaaq ( Digil/Bagadi)
7-Maxamed Saciid Cabdullahi (Digil/ Bagadi)
8-Maxamed Cali Maxamed (Shuute) ( Carmo)
9-Cabdinuur Yarow Cismaan ( Ciroole)
10-Axmed Maxamed Yacquub ( Digil/ Galadi)
11-Maxamed Nuur Sheekh Cadde ( Digil/Galadi)
12-Faadumo cumar Abuu ( Digil/Galadi)
13-Cali Xasan Cismaan ( Digil/ Garre)
14-Maxamed C/raxiim Nuur ( Digil/ Garre)
15-C/fataax Abukar Ibrahiim ( Digil/ Garre)
16-Naciimo Mohamed Ibraahim ( Digil/ Garre)
17-Maxamed Cismaan Xaaji Cadow( Digil/ Jiido)
18-Ibrahim Cubdulle Cabdi (Farey) ( Digil/ Jiido)
19-Ibrahim Cabdi C/raxmaan ( Digil/ Jiido)
20-Xaawo Maxamed Ibrahim ( Digil/ Jiido)
21-Ibraahim Cismaan Maadow ( Digil/ 5ta Calemood)
22-Maxamed Macalin ( Digil/ 5ta Caleemood)
23-C/laahi Cabdulle Xasan ( Digil/ 5ta Caleemood)
24-C/qaadir shariif Sheekhuna Maye ( Digil/ Tuni)
25-Dinke Sheekh Xasan ( Digil/ Tuni)
26-Faadumo C/raxmaan Maxamed ( Digil/ Tuni)
27-Macxamed Afaaye Cali ( Digil/Tuni- Toore iyo Todobo toll)
28-Max’ed Abdulkadir Cadow ( Digil/ Dabare)
29-Osman Macalim Abdi Ibrahim ( Digil/ Dabare)
30-Yasin Macalin Abdulkadir ( Digil/ Dabare)
31-Madoobe Nuunow Max’ed ( Digil/ Dabare)
32-Faduma Aden Osman ( Digil/ Dabare)
33-Faduma Max’ed Ibrahim ( Digil/Jiido/ Afaaf)
34- Macalin Max’ud Max’ed (Macalin Jiis) ( Digil/ 5ta Caleemood0)

Beelaha laga tirada badanyahay
1-Aweys Cismaan Xuseen Macalin ( Hintire)
2-Maxamednuur Maxamed Xabiib ( Reer Braawe)
3-C/raxmaan Xuseen Cumar ( Hintire)
4-Abba Awow Sufi ( 12 Kofi Cadde)
5-Cadaow Macalin Yuusuf ( Walimoge)
6-Farax Sh. Osman Abdi ( Reer Aw Xasan)

One Response to koonfurgalbeed 145 xildhibaan beelaha ay kasoo jeedaan Mirifle 67, Digil 34, Hawiye 20, Daarood 4, Dir 14, shanaad 6 (Akhri)