madaxwaynaha Astaamaha xun iyo Madaxwaynaha Astaamaha wanaagsan (Dib u akhri Maqaal P/Observer sanad ka hor daabacday oo markaas Faroole ku socday, hadana ku socda Xasan Shiikh)

Filed under: Wararka |

Maqaalka halkaan ka eeg isagoo origin ah oo sanad ka hor la daabacay.

Maqaalkan ayaa xiligaas si sarbeebaysan wuxuu ugu socday Madaxwayne Faroole, balse hadda wuxuu ku wajahanyahay Madaxwayne xasan Shiikh oo wax wanaagsan mooday Xildhibaanada oo la laaluusho, oo malaayiin doolar lasiiyo, iyadoo warar isa soo taraya ay sheegayaan in kooxdii Raysalwasaraha ay Madaxwaynaha arrinkii kaga daydeen oo hadda loo keennay Shandado lacag Doollar ah oo iyaguna ay doonayaan in ay ku laaluushaan Xildhibaandii Xasan uu lacagta u ballanqaaday oo tiisii mid ka mugwayn lala dultaaganyahay
corruption
laga barayba laga badi, maxaad marka hore bulshadii ku dooratay ee ku aammintay ee misiirkooda aad ku dhaaratay ee kugu aaminay misiirkooda aad ugu horseedaysaa bakhti iyo Laalluush, aaway mas-uuliyaddii dalka kaa saarnayd

Sifooyinka Madaxwaynaha ku haboon Puntland, is barbardhig madaxwaynaha Astaamaha xun iyo Madaxwaynaha Astaamaha wanaagsan (Warbixin Muhima Qaybta koobaad)