Majaajiliistaha Caankaa Jimmy Dore Show Oo Sheegay Kaydka Batroolka Aduunka Ugu Ballaaran In Uu Ku Jiro Badwaynta India Ee Soomaaliya (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Jimmy Dore ayaa soo daayay Video uu sheegaya Kaydka Batroolka ee dunida ugu badan in uu ku jiro Xeebta Soomaaliya badwaynta India, isla markaana ay xukuumaddii Obama isyeelyeeshay oo 7 dal oo Soomaaliya ka mid tahay sababta Argagixisada lowgu siidaayay ay ahayd in la dhaco batroolka ku aasan dalalkaas.

Hadaba daawo Videogaas

Akhri maqaal aan arrinkaan uu sheegay Jimmy Dore mar hore ku daabacnay P/OMaxaad ka taqaan Ururka Daacish (Maqaal kooban)