Marlabaad akhri Qormadii aan P/O horey ugu Daabacnay ee Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan oo Loo Riyaaqay

Filed under: Important News,Wararka |

Qormadii aan P/O horey ugu Daabacnay ee Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan oo Loo Riyaaqay.

Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan (Maqaal Kooban)

Xigmadda qormadii Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan (Maqaal Kooban)

Ayaa ah xigmad aad u muhiima oo micnaheedu xambaarsan yahay noloshaada nabad ku nooloow, ka fogow waxkasta oo keeni kara qulqulad.

Waligaa cidna ha colaadsan.
Ka dheerow waxkasta oo la xiriira Militarism ama in hab milatery wax lagu xaliyo.

Waligaa ka shaqee dhex dhexaadinta iyo nabadda.

Soo dhawee oo la xiriir wada shaqayn oo xalaala la samaysto dhamaan umadaha caalamka hana u kala hiilan oo qolo gooniya ha la safan qolana ha colaysan.

Dawladna ha ka yeelin in ay Soomaaliya ka dhigato Militery Base

Marlabaad akhri

Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan (Maqaal Kooban)