Maxamed Firin Shakhi Ku Dayasho Mudan: Kadib Markii Uu U Tanaasulay Danta Guud ee Shacabka Soomaalida Kanada (TODOBAADKA IYO TORONTO FALANQAYN IYO VIDEO)

Filed under: Aqoon-kororsi,Articles,Important News,Wararka |

Maxamed Firin2

Maxamed Firin

Bulshada Soomaalida ee Kanada ayaa waxaa ay baryhaan fahmeen muhiimadda midnimada shacabka Soomaaliyeed, waxaana ay hadda sameeeyeen in ay dhaqanadooda wanaagsan ay usoo bandhigayaan Soomaalida dunida dacaladeeda ku nool si ay ugu daydaann

Maxamed Firin iyo Cali Maxamed ayaa waxay u wada tartamayeen Gudi Toronto u xilsaaran arrimaha dhalinyarada, waxaana u tartamayaan Booskaas Maxamed Firin iyo Cali.

Maxamed Firin ayaa u tanaasulay Cali, waliba arrinka Tanaasulka ayay Soomaali oo dhan usoo bandhigeen.

Waa fartiin ku socota Siyaasiyiinta Soomaalida ee leh dhaqanka iyo damaca dhurwaaga oo aan aqoon tanaasulka.Akhri Siyaasiga Soomaaligaa Iyo Sida Maanta Gayiga Soomaalidaa Looga Necebyahay Siyaasi Soomaaliya

One Response to Maxamed Firin Shakhi Ku Dayasho Mudan: Kadib Markii Uu U Tanaasulay Danta Guud ee Shacabka Soomaalida Kanada (TODOBAADKA IYO TORONTO FALANQAYN IYO VIDEO)

  1. Pingback: Maxamed Firin Shakhi Ku Dayasho Mudan: Kadib Markii Uu U Tanaasulay Danta Guud ee Shacabka Soomaalida Kanada (TODOBAADKA IYO TORONTO FALANQAYN IYO VIDEO) - Daily Somalia Report