Mucjiso Rabaaniya: Aqalkii Shirarka Dawladda Hoose ee Burco oo Dumay —> Waa Mucjiso Illaahay Tusayo Kooxaha Musuqmaasuqa iyo Eexda (Digniin Xildhubaanada Xaaruun Cunayaasha)

Filed under: Aqoon-kororsi,Articles,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

xildhibaan xaaraan cun
Soo duceeya in illaahay meelwalba ku dumiyo xildhibaankii musuqmaasuqa masuuliyadda iyo masiirka umadda masaakiintaa ee badaha ku le’anaysa laaluush iyo bayacmushtar ka sameeya umad dhan masiirkood, illaahay meel walba kugu dumi.
Illaahow hoolasha ay ku shiraan ku dumi kuwa Soomaalida badaha ku le’anaya masiirkooda laaluushaya oo lacagaha kala siisanaya

Aamiin, Aamiin

Akhri maqaalka xildhibaan xaaraan cune– fadlan micne wayn baa ku jira maqaalkaas ee faafi, waa waajib qofwalbaa in uu dhankiisa ka dadaalo.

Daawo sida uu u dumay

One Response to Mucjiso Rabaaniya: Aqalkii Shirarka Dawladda Hoose ee Burco oo Dumay —> Waa Mucjiso Illaahay Tusayo Kooxaha Musuqmaasuqa iyo Eexda (Digniin Xildhubaanada Xaaruun Cunayaasha)

  1. Pingback: Mucjiso Rabaaniya: Aqalkii Shirarka Dawladda Hoose ee Burco oo Dumay —> Waa Mucjiso Illaahay Tusayo Kooxaha Musuqmaasuqa iyo Eexda (Digniin Xildhubaanada Xaaruun Cunayaasha) - Daily Somalia Report