Musharax Tarsan Sidii Ugu Habboonayd Buu Usoo bandhigay Qorshihiisa Siyaasadeed Marka Laga Reebo Qodabka Shaqada Madaxwayne Waa Dusha Ka Illaaliyaha Sharciyadaha Hay’daha Dawladda (Qormo Gaaban)

Filed under: Important News,Wararka |

Musharax Tarsan ayaa aad iyo aad lowgu riyaaqay sidii uu qorshihiisa siyaasadeed ugu soo bandhigay Barnaamijka Yaa Mudan Madaxwaynaha 2017 ee Xasan Cade Somalicable.

Aad bay daacadnimo iyo dhammaan arrimaha ay Soomaali u baahnayd ugu dhanyihiin hadalada Musharax Tarsan, waana ay Soo dhaweeyeen Soomaali meel ay joogaan.
Kaliya waxaa hortaagan qodobka waa maxay shaqada Madaxwaynaha taas oo ah halka uu dhibku ka imaanayo waayo shaqooyinkaas wanaagsan ee tarsan sheegay ee baahida wayn loo qabaa dhammaantood waa sax, laakiin waa shaqooyinkii ay fullinlahaayeen Wasiirada, Maxkamadaha iyo Golaha sharci dajinta, waxayna ahayd in uu Tarsan yiraahdo maadaama aan aqaan qorshe siyaasadeedkaas wanaagsan waxaan soo xulan doonaa Raysalwasaarihii ugu habboonaa qorshesiyaasadeedkaas wanaagsan ee daacadda, aniguna dushaan ka waardiyaynayaa sharciyada iyo dastuurka qaranka iyo qolooyinka wax musuqmaasuqa.

Musharax Cali Xaaji

ayaa isagu sheegay in qorshihiisa siyaasadeed uu ku qotomi doono kaliya dusha ka waardiyayn hay’adaha dawladda Halkaan ka daawo

Ilka Xanaf:Musharaxiinta Madaxwaynayaasha Waxay Leeyihiin Waxaan Samaynaynaa Shaqadii Golaha Xukuumadda Madaxwaynuhu Malaha Awoodaas Waa Dastuur Illaaliye shaqada Madaxwaynaha (Qormo muhiima Fadlan Akhri)



One Response to Musharax Tarsan Sidii Ugu Habboonayd Buu Usoo bandhigay Qorshihiisa Siyaasadeed Marka Laga Reebo Qodabka Shaqada Madaxwayne Waa Dusha Ka Illaaliyaha Sharciyadaha Hay’daha Dawladda (Qormo Gaaban)

  1. Pingback: Musharax Tarsan Sidii Ugu Habboonayd Buu Usoo bandhigay Qorshihiisa Siyaasadeed Marka Laga Reebo Qodabka Shaqada Madaxwayne Waa Dusha Ka Illaaliyaha Sharciyadaha Hay’daha Dawladda (Qormo Gaaban) - Daily Somalia Report