Home » Search results for: “dagaalka gaalkacyo”

Haddii uu qarxo dagaalka Gaalkacyo waxaa horta burburaya DFS, laakiin marka u danbaysa waxaa uu dagaalkaas saamaynta ugu foosha xun ku yeelanayaa beelaha degaanka Gaalkacyo dega, hadday ahaanlahaayeen Sacad, Daarood, Carabsaalax, Dir Madhibaan, Shiikhaal iyo dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee dega Gaalkacyo. Waxaana loo baahanyahay in uu caqligu shaqeeyo oo ay hadda iska illaashaan dagaalka ay […]

Continue reading …
Continue reading …

Dagaalka Gaalkacyo ayaa goob kasta oo Soomaali fariisato lagaga hadlaa waxaana la is waydaarsadaa afkaar kasoo maaxanaysa rag aad u falanqeeya siyaasadda Soomaaliya. Hadaba akhristayaasha p/o ayaan la qaybsanaynaa fikrado kasoo maaxday rag akhayaara oo goobaha fadhikudirika wararka ku kala qaata. Fadhiku-kudirir-1aad. Ninbaa fikirkaan qaba. Dagaalka Gaalkacyo waxuu daaran yahay kacdoonka isbadel-siyaasadeed ee ka socda […]

Continue reading …

Waxaa cad haddii uu dagaalka Gaalkacyo sii socdo in aynan jiri doonin DFS, waayo dagaalkan Gaalkacyo aakhirka wuxuu isku badali doonaa dagaal qabiil sidii dagaalkii 1991. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxay muqdisho u jirtaa 750 km. Inta u dhaxaysa Gaalkacyo iyo Muqdosho ayaa waxaa dega beesha Hawiye, waxaana meesha ka bixi doonta kalsoonidii shacabka kasoo jeeda […]

Continue reading …

Radio Daljir ayaa dood culus dhexdhigay Wasiirka Aminiga ee Galmudug Taardhuleed iyo Wasiirka Howlaha-guud ee Puntland Cabdirshiid. Hoos ka dhegeyso doodda.

Continue reading …

Dhalinyarada Iyo Haweenka Gaalkacyo Oo Sheegay In Dagaalka Gaalkacyo Ay wadaan Gacmosho Shisheeye, Damuljadiid, Iyo Siyaasiin. Reer Gaalkacyo ayaa isku raacay in dagaalka Gaalkacyo ay DFS wadaan oo Muqdisho laga soo abaabulo, dhanka kale ay Argagixisadu wadaan. Dhalinyarada ayaa usoo jeediyay dhalinyarada dhanka koonfureed in ay ku soo biraan kacdoonka dagaalka looga soo horjeedo. Dhegeyso

Continue reading …

Mar labaad dhegeyso barnaamijka Dawlad ee aan ugu talagalnay markii hore in Soomaalidu fahmaan hanaanka degmoooyinku isku maamulaan. Barnaamijkaas oo runtii waqti iyo dhaqaalo xumo awgeed aannu sii wadi waynay ayaa qorshihiisu ahaa in shacabka Soomaalidu fahmaan hanaanka ay aduunku isku maamulaan.. Aqoonyahan Cabdiraxman Gablax oo aan ka Waraysanay Sida uu U Shaqeeyo Nidaamka iyo […]

Continue reading …

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa laga maqlayaa madaafiic iyo xabado dib uga bilowday gaabihii jiidda hore ee ay Puntland iyo Galmudug isku horfadhiyeen. Wali shacabka caadigaa ma ogaan karaan khasaaraha iyo sida wax u dhaceen laakiin dadka ayaa sheegaya in Galmudug dagaalka soo qaaday

Continue reading …

Yaasiin Cabdi Samad oo ka hadlaya waxa sababay dagaalka Gaalkacyo (Dhegeyso)

Comments Off on Yaasiin Cabdi Samad oo ka hadlaya waxa sababay dagaalka Gaalkacyo (Dhegeyso)

Nabadoon Yaasiin cabdi Samad ayaa ka hadlay dhibaatooyinka soo noqnoqda ee sababta u ah dagaalka Gaalkacyo Dhegeyso

Continue reading …

Amin Artis oo sawir ku muujiyay cidda danaynaysa Dagaalka Gaalkacyo

Comments Off on Amin Artis oo sawir ku muujiyay cidda danaynaysa Dagaalka Gaalkacyo
Continue reading …