Home » Search results for: “aqalka sare”

Musuqmaasuq: Kursigii ugu qaalisanaa aqalka sare

Comments Off on Musuqmaasuq: Kursigii ugu qaalisanaa aqalka sare

Musuqmaasuq: Kursigii ugu qaalisanaa aqalka sare

Continue reading …

1-Muuse Suudi Yalaxow (Abgaal Mudulood) 2-Maxamed Amiin Sheekh (Abgaal Mudulood) 3-Prof Cusmaan Maxamuud Dufle (Ujeejeen Mudulood) 4-Maxamed Xuseen Raage (Xawaadle) 5-Maxamed Cismaan Dhagajuun ( Xawaadle) 6-Cusmaan Xxmed Macow (Jajeele) 7-Naciima Ibraahim Yuusuf (Gaaljecel) 8- Fartuun C/Qaadir Karaama (Jareer Sadex Cumaroow)

Continue reading …

P/O ayaa akhristayaasheeda la qaybsan doonta xog xaqiiqa oo si hoose aan u helnay laaluushkii iyo musuqmaasuqii abid ugu baaxadda waynaa ee hareeyay doorashadii aqalka sare ee Puntland. Waxaa magaalada Garoowe shacabka ku nool intiisa badan wada ogyihiin musuqmaasuqii aqalka sare. Waxaana ugu baaxad wayn Musharax kamida Musharaxiintii aqalka sare in ay qayb kamida xildhibaanada […]

Continue reading …

1: Shukri Aadan Maxamed: Beesha Cumar Maxamuud 2:Hodon Maxamuud Cismaan: Beesha Dhulbahante 3: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke: Beesha Cismaan Maxamuud 4: Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole: Beesha Ciise Maxamuud 5: Siciido Xassan Cismaan: Beesha Warsengeli 6: Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile: Beesha Deshiishle 7: Maxamuud Axmed Maxamuud Beesha: Cali Saleebaan 8: Bootaan Bare Samatar: Beesha Jambeel 9: Mahad Daahir Sheekh Nuur: […]

Continue reading …

Generaal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa waayay kalsoonida Barlamanka Puntland doorashada Aqalka Sare, Gen Morgan ayaa waxaa la tartamay Barre Bootaan oo helay 38 cod Halka Morgan helay 27 cod.

Continue reading …

Kursiga 1aad Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo helay 47 Aamino Aadan Cabdullaahi, waxay heshay 17 Waxaa xumaaday 1 cod Kursiga 2aad Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, oo helay 59 cod Cabdi Mahdi Abshir, wuxuu helay 5 cod, Hal codna waa xumaaday Kursiga 3aad Cabdirasaaq Xasan Cismaan Juriile, oo helay 33 cod Hodan Ismaaciil, oo heshay […]

Continue reading …

Beelaha Koombe ee u kala baxa Harti Koombe iyo Geri koombe ayaa waxaa lagu tartansiiyay Kursigii ay Jubbaland ku lahaayeen beesha Koombe jilibyada ay ka koobantahay, waxaana si hoose ugu soo dhacay p/o in beelaha Harti Koombe ay isku raaceen in ay kursigaas kalkaan uga tanaasulaan Geri koombe Walaalkood maadaama uu Hartigu Puntland kuraas ku […]

Continue reading …

Xubanaha Aqalka Sare Koonfur-Galbeed iyo Beelaha Ay Kasoo jeedaan

Comments Off on Xubanaha Aqalka Sare Koonfur-Galbeed iyo Beelaha Ay Kasoo jeedaan

Xubanaha Aqalka Sare Koonfur-Galbeed iyo Beelaha Ay Kasoo jeedaan 1-Cabdikaafi Macalin Xasan (Digil -Garre) 2-Xuseen Cali Xaaji Cabdalla (Dir Biimaal) 3-Zamzam Ibraahim Cali (Digil Jiido) 4-Timiro Maxamed Cali (Mirifle -Boqol Hore) 5-Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle- Hadamo) 6-Aadan Cabdi Aadan (Mirifle-Leesaan) 7-Ilyaas Cali Xasan (Mirifle- Eelay) 8-Cabdulaahi Cabdi Jabriil (Galeddi)

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …