Home » Search results for: “siyaasi dhurwaa”

Halkaan ka akhro qormooyinka erayga cadaalad ay ku jiraan ee lagu baahiyay warbaahinta Puntlandobserver Dadka arragtidoodu gaabantahay baa waxay aaminsanyihiin in Soomaaliya ay Qabyaaladi burburisay. Koomka Illaaheen subxaanu qaadir baa iska leh, illaaheen Subxaannu qaadir Soomaali wuxu siiyay nimcooyin aan la siin umadaha kale Halkaan ka eeg, hase yeeshee halkii ay Soomaali daqiiqad kasta illaaheen […]

Continue reading …

Waxaa baryahan dadka lagu Jaahwareershaa Heshiis dhexmaray Somaliland iyo Somalia, laakiin xaqiiqda dhabtaa waxaa weeye Heshiiskii dhexmaray Beesha Irir ee ay ku kala qaybsanaysay Deegaanadda Beesha Daarood. Qaar baddan oo kamidda Beesha Caalamka oo kashaqeeya in Soomaaliya lakala qayb qaybsho iyagoo u arka in ay Soomaaliya wadajirkeeddu uu hallis kukeeni karo Waddamadda Soomaaliya dariska la […]

Continue reading …

C/raxmaan Xirsi Faarax Uur-bayte oo ahaa Horgalihii Ciidankii 700 ee Beesha Dhulbahante ee Fiqifuliye u gacangaliyay Soomaaliland oo hadda lasheegay in ay Somaliland is qabteen (Maxay tahay sababtu)

Comments Off on C/raxmaan Xirsi Faarax Uur-bayte oo ahaa Horgalihii Ciidankii 700 ee Beesha Dhulbahante ee Fiqifuliye u gacangaliyay Soomaaliland oo hadda lasheegay in ay Somaliland is qabteen (Maxay tahay sababtu)

Dadkii iyo qowmiyaddii Soomaalidda la oranjiray ayaad moodaa in hadda dhamaan dal iyo dibadba ay doorsoomeen, waxaana shacabkaan gabi ahaan kaguuray wixii sumcadda, qowlka iyo qadiyadda la oranjiray, waxayna dadkii wada noqdeen Dhurwaayo. C/raxmaan Xirsi Faarax Uur-bayte oo siyaasadda Beesha Dhulbahante muddo kusoo jiray ayaa markii danbe isku badalay Dulaal Dhurwaayeeya oo ka ganacsada dhiiga […]

Continue reading …
Page 3 of 3123