Home » Search results for: “cadaalad”

Qorshaha ugu Haboon ee Alshabaabka Koonfureed Lagula Dagaalami Karo waa Cadaalad (Qormo Gaaban)

Comments Off on Qorshaha ugu Haboon ee Alshabaabka Koonfureed Lagula Dagaalami Karo waa Cadaalad (Qormo Gaaban)

Koonfurta Soomaaliya ayaa hadda waxaa ka Taliya Maleeshiyaadka A Al-Shabaab oo shacabka degan Deegaanada Koonfureed xoog ku haysta, haddii Xal loo baahdana Xalku waa Amisom—–> ka dar oo dibi dhal. Dhamaan dadka indheergaradkaa ayaa isku raacay in Shabaab sida kaliya ee lagula dagaalami karaa ay tahay shacabka oo loo cadaalad falo, iyo shacabka oo hela […]

Continue reading …

Jubbaland oo ka warbixinaysa Khiyaanada DFS iyo Cadaaladdarada dhacday Shir Jubbaland ka qaybgashay

Comments Off on Jubbaland oo ka warbixinaysa Khiyaanada DFS iyo Cadaaladdarada dhacday Shir Jubbaland ka qaybgashay
Continue reading …

Soomaaliya waa dalka kaliya ee Caalamka aynan Dawlad ka hirgallin muddo 27 Sano ah, waxaana loo Badaniyaa in aynan Beesha Caalamku wali Fahmin dhiigga Soomaaligaa ee asalkaa iyo waxa uu ku qancayo. Qoraagii Ingiriiska ahaa ee 1913 waxka qoray Jubbaland iyo Beelihii Soomaaliyeed ee Xiligaas deganaa ayaa Boqortooyadii Ingiriiska Xiligaas u sharaxay in Ruuxa Soomaaligaa […]

Continue reading …

Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Yusuf garaad oo cadaaladda cabiraya, cadaaladey xaal qaado)

Comments Off on Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Yusuf garaad oo cadaaladda cabiraya, cadaaladey xaal qaado)

Qormadan akhri haddii aad tahay qof maskax furan, fikirkiisa xor u ah, awoodna aad u leedahay in waxa ay hadda kula tahay aad wax ka beddeli karto haddii lagu soo hor dhigo dood maangal ah oo xisaab kugu taabsiisa xaqiiqada. Waxaan rabaa in aan si deggan isula dhiraandhirinno buuqa ku furan nidaamka 4.5. Buuqaasi waa […]

Continue reading …

Maxaa ka jira in Cadaalad daradii lagu qaybshay Qandaraasyada iyo shaqaalaha Ayroorka Boosaaso looga faa-iidaystay in bulshada reer Bari lagu ciyo

Comments Off on Maxaa ka jira in Cadaalad daradii lagu qaybshay Qandaraasyada iyo shaqaalaha Ayroorka Boosaaso looga faa-iidaystay in bulshada reer Bari lagu ciyo

Maxaa ka jira in Cadaalad daradii lagu qaybshay Qandaraasyada iyo shaqaalaha Ayroorka Boosaaso looga faa-iidaystay in bulshada reer Bari lagu ciyo. Xog arrinkaas ku saabsan in aan soo daabacno naga suga.

Continue reading …

Cadaalad daro maxay dhashaa waa heesta maanta P/O idiin soo xushay

Comments Off on Cadaalad daro maxay dhashaa waa heesta maanta P/O idiin soo xushay
Continue reading …

dib u akhri Madaxda afrika oo garasho yari awgeed aan cadaaladda qaymayn (Maqaal muhim ah fadlan akhri)

Comments Off on dib u akhri Madaxda afrika oo garasho yari awgeed aan cadaaladda qaymayn (Maqaal muhim ah fadlan akhri)

Madaxda afrika oo garasho yari awgeed aan cadaaladda qaymayn (Maqaal muhim ah fadlan akhri)

Continue reading …

Cawil Cali Du’caale oo ka sheekeeyay waxa Soomaaliland ku kalifay Gooni Isutaagga koonfur baa cadaalad daro samaysay, in Daniel arap Moi uu isugu yeeray Caydiid iyo Cigaal Si Somaliland loo aqoonsado

Comments Off on Cawil Cali Du’caale oo ka sheekeeyay waxa Soomaaliland ku kalifay Gooni Isutaagga koonfur baa cadaalad daro samaysay, in Daniel arap Moi uu isugu yeeray Caydiid iyo Cigaal Si Somaliland loo aqoonsado
Continue reading …

Madaxwayne Gaas: soo dhawaynta shacabku waa fartiin ay doonayaan in shacabka xukuumad cadaalada loo dhiso

Comments Off on Madaxwayne Gaas: soo dhawaynta shacabku waa fartiin ay doonayaan in shacabka xukuumad cadaalada loo dhiso
Continue reading …

Hadaad si fiican ugu fiirsatid hab dhismeedka ay Degmooyinka u qoondaysay xukuumaddii Siyaad Barre waxaa meesha ka baxaya wax xitaa cadaalad u dhow. Si hadaba calaa aqali wax cadaalad u dhow loo helo waxaa wanaagsan haddii hanaanka degmooyinka wax lagu qaybsanayo in lagu qaybsado Hab dhismeedkii Hanaankii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) oo wax badan […]

Continue reading …