Shacabkamedia: Buumaha Alshabaab maxaa u xiray Askarigan lagu sheegay Ciidamada GalMudug

Filed under: Important News,Wararka |

Websiteka Shacabka Media ayaa warbixin ka diyaariayay askari kusoo dhaawacmay weerarkii bariga Gaalkacyo oo Muqdisho la geeyay si loo daweeyo.

Waxaana jira buumayaal iyo funaadado ay xirtaan maleeshiyada alshabaab si ay isugu aqoonsadaan.
Warbixintaas halkaan ka akhari

Dhanka kalena horay ayaan P/O ugu daabacnay maqaal

Maxaa isku Ekaysiiyay Askarta Amisom Ee Muqdisho Lagu Xiray Iyo Alshabaabkii Puntland Soo weerarey.

alshabaab-galmudug2

2 Responses to Shacabkamedia: Buumaha Alshabaab maxaa u xiray Askarigan lagu sheegay Ciidamada GalMudug

  1. Pingback: Shacabkamedia: Buumaha Alshabaab maxaa u xiray Askarigan lagu sheegay Ciidamada GalMudug - Daily Somalia Report